-
Dhakhtar Soomaali Ah Oo Lagu Gowracay Dalka Pakistan
Dhaqtar Soomaali ah oo lagu gowracay dalka Pakistan
Dr. Abdul Rehman, oo ka yimid Soomaaliya islamarkaana wax ka baranayey qeybta qalliinka ee Jaamacadda, ayaa Arbacadii waxaa isaga oo la gowracay meydkiisa laga helay musqu...
Saturday, August 13, 2022
-
Jaamac Macaf Oo Kamida Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Oo Hore Ay Ganaax Anshaxa Marina Usaareen Golihiisu Oo Codsi Uqortay Golaha
Jaamaca Maxamed Cabdi(Jaamac Macaf)Oo Kamida Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera oo Kawaramy Codsi Uu Uqortay Golaha Deegaanka Degmada Berbera In Lagaga Qaado Ganaax Iyo Anshax Marin Hore Loogu Fuliyay Isaga Iyo Cabdirashiid ...
Saturday, August 13, 2022
-
Ururkii Gaboose Ee Barwaaqo Oo Burburay Isagoo Aan Raad Dhaqaajin Iyo Siyaasiyiintii Ugu Tunka Weynaa Oo Ka Dareeray
Warar xaqiiqo ah oo ay shebekadda xaysimo.com heshay ayaa xaqiijinaya in Ururka Barwaaqo ee uu hormuudka ka yahay Dr Gaboose uu burburay, kadib markii khilaaf xoogani soo kala dhexgalay Gudoomiyaha Ururka iyo Aasaasayaashii kale...
Saturday, August 13, 2022
-
Salmaan Rushdi Oo Wiil Islaami Ku Weeraray Midi Dhaawac Culusna Gaadhsiiyay
Booliska gobolka New York ee dalka Maraykanka ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan Haadi Matar oo ah 24 jir lagu eedeeyay inuu toori la dhacay qoraa Salmaan Rushdi.
Booliska oo shir jaraa’iid qabtay...
Saturday, August 13, 2022
-
Wiil Somaliya Oo Ku Geeriyooday Rasaas Ay Dabley Ku Furtay Qubuuro Lagu Aasayay Wiil Kaloo Somaliya Dalka Canada”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Toronto(Berberatoday.com)-Wiil Somaliya Oo Ku Geeriyooday Rasaas Ay Dabley Ku Furtay Qubuuro Lagu Aasayay Wiil Kaloo Somaliya Dalka Canada"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/8hZbB-H68dU
...
Saturday, August 13, 2022
-
Ra’iisal Wasaaraha Dawlada Xamar Oo Go’aamo La Xidhiidha Shaqada Wasiirada Soo Saaray
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa soo saaray go’aamo la xidhiidha ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida qaranka ee Soomaaliya.
Warqad ka soo b...
Saturday, August 13, 2022
-
Sheekh Mustafe Oo Ka Hadlay Banaan Baxyadii Shalay Dalka Ka Dhacay Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo kamid ah culimada wawayn ee somalida ayaa ka hadlay mudo haraado maalintii shalay ka dhacay gobolada Somaliland kaasi oo ay ku dhinteen dad shacab ahi
Sheikh ...
Saturday, August 13, 2022
-
Madaxweynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh Maxamud Oo Fariin Usoo Diray Madaxda Qaranka Somaliland. Asxaabta Mucaaradka Iyo Shacabka
“Reer Somaliland Walaalayaal Waxaad Caan Ku Tihiin Oo Aad Ku Faantaan In Aad Arimihiina Xalisataan Idinka Oo Kaliya “Madaxwayne Xasan Sheekh.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha somaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka ha...
Saturday, August 13, 2022
-
Kursi Jacaylka Xukuumada Kulmiye Iyo Ku Dhaganaanta Mucaaridka Doorasho Doonka Ahi, Malaga Yaabaa In Uu Somaliland Dib Ugu Celiyo Marxalado Adag Oo Ay Kasoo Gudubtay?
Khilaafka Siyaasadeed Ee Udhexeeya Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Ee Waddani & Ucid Iyo Xukuumada xisbi xaakimka Kulmiye ee Uu Gadhwadeenka ka Yahay Madaxwayne Biixi oo Salka ku haya Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Somalil...
Saturday, August 13, 2022
-
Dawladda UK Oo Ka Hadashay Khilaafka Doorashada Ee Somaliland Ka Taagan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Ingiriiska, ayaa ka hadashay dibed-baxyada ay Maanta taageerayaasha Xisbiyada Mucaaradka ee Somaliland ka sameeyeen Gobollada dalka.
Wakiilka Dawladda Ingiriiska u joogta Somaliland L...
Friday, August 12, 2022
« Previous Page — Next Page »