Qaramada Midoobay Oo Cadho Ka Muujisay Dad Ay Laayeen Ciidamadoodu
Congo(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa sheegay inuu aad uga cadhooday ka dib markii ugu yaraan 2 qof ay ku dhinteen markii ciidamada nabad ilaalinta ee UN-ta ee ku sugan Jamhuuriy...