-
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Golaaha Laga Saaray Iyo Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhexgalay Gudoomiye Khaliif.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii saaka ee golaha wakiilada ayaa waxaa uu hadal dhexmaray gudoomiye cabdirisaaq khaliif iyo xildhibaan maxamed abiib hadalka ayaa markii dabe isku bedelay buuq taasi oo sababtay in gudoomiye kha...
Saturday, January 29, 2022
-
Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Farta Ku Go,dani, Waxey Ka Muuqataa Duruufta Iyo Dhawaaqyada Tabashada Shaqaalaha!
Inkastoo, laga Deyrinayay Habdhaqanka Warbaahineed, ee Qoddobada Badelay, Barnaamijyadii hore ee Xukuumadihii Kala Dambeeyay, Xiliyada Xasaasiga ah u Isticmaali Jirtey Warbaahinta Dawladda Sida Mawduucyadii Waji Ku Macaash La baxe...
Saturday, January 29, 2022
-
Sheekh Berberaawi Oo Ka Fadwooday Waajibaadka Culimada Ka Saaran Diinta Iyo Cadaynteeda”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Berberaawi Oo Ka Fadwooday Waajibaadka Culimada Ka Saaran Diinta Iyo Cadaynteeda"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/y4sgb0mv4J4
Berberatoday.com...
Friday, January 28, 2022
-
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Somaliland.
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday dawlada Somaliland oo uu hogaaminayay wasiirka arimaha dibada.
HALKAN KAGA BOGOWARKAN ...
Friday, January 28, 2022
-
“Wasiirka Warfaafinta Iyo Adeegayaashiisu Waxay Ka Xishoon Waayeen Qaranka”Xill Cabdilaahi Yuusuf”Daawo Muuqaal
"Wasiirka Warfaafinta Iyo Adeegayaashiisu Waxay Ka Xishoon Waayeen Qaranka"Xill Cabdilaahi Yuusuf"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/QuA0Gh3fHHM
Berberatoday.com...
Friday, January 28, 2022
-
Diblumaasi Caalamiya Oo Soo Bandhigay Waxa Keenay Dooddii Baarlamaanka Uk Ka Yeesheen Qadiyadda Somaliland Iyo Xaaladda Badda Cas!
“Doodda Baarlamaanka UK Waxay Ka Dambeysay Markii Mas’uuliyiin Ka tirsan Dowladda Uk, Ay Ku Adkeysteen Inay Si Madax-adayg ah Usii wadaan Xaaladda Hadda Jirta Ee Aqoonsi La’Aanta Somaliland” Matthew Gordon.
London(Berbe...
Friday, January 28, 2022
-
Hargeysa Oo Lagu Maamuusay Shakhsiyaad Kaalin Wayn Ugu Jira Bulshada Somaliland”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hargeysa Oo Lagu Maamuusay Shakhsiyaad Kaalin Wayn Ugu Jira Bulshada Somaliland"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/SittkIO6RoM
Berberatoday.com...
Friday, January 28, 2022
-
Dawlada Ruushka Oo Ufaadhumaysanaysa Weerar Ay Ku Qaado Dalka Ukrain Iyo Dadaalo Nabadeed Oo Laga Dhexwaday Oo Fashilmay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Moscow(Berberatoday.com)-Dawlada Ruushka Oo Ufaadhumaysanaysa Weerar Ay Ku Qaado Dalka Ukrain Iyo Dadaalo Nabadeed Oo Laga Dhexwaday Oo Fashilmay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/OAeQ3F7RPsM
&nb...
Friday, January 28, 2022
-
AlShabaab Oo Laga Cabsi Qabo Inay Weeraro Ku Qaado Magaalooyinka Waawayn Ee Dalka Kenya”Daawo Wabixin Muuqaal Ah
Kenya(Berberatoday.com)-AlShabaab Oo Laga Cabsi Qabo Inay Weeraro Ku Qaado Magaalooyinka Waawayn Ee Dalka Kenya"Daawo Wabixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/STiE8VLAic0
Berberatoday.com...
Friday, January 28, 2022
-
“Korneyl Cabdillahi Xaaji Siciid Wuxu Ahaa Geesi Aan Boqolka Wadada Uga Baydhin”Mujaahid Axmed Mire Oo Kawaramay Taariikhda Korneylkan Oo Dhargayn Geeye Lagu Dilay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Korneyl Cabdillahi Xaaji Siciid Wuxu Ahaa Geesi Aan Boqolka Wadada Uga Baydhin"Mujaahid Axmed Mire Oo Kawaramay Taariikhda Korneylkan Oo Dhargayn Geeye Lagu Dilay"Daawo Muuqaal
https://yout...
Friday, January 28, 2022
« Previous Page — Next Page »