-
Hal Qof Oo Ku Geeriyooday Bullaacad Uu Ka Shaqaynayay Oo Ku Duntay Iyo Ciidanka Dab damiska Oo Gurmad Ufidiyay
Alle haw naxariistee Hal qof ayaa ku dhintay Bullaacad uu ka shaqaynayay oo ku soo duntay xaafada Jigjiga yar ee magaalada Hargeysa, gaar ahaan agagaarka dugsiga Cabdilaahi Muuse.
Ciidamada Dab-demiska Hargeysa ayaa goobtaa si ...
Saturday, January 29, 2022
-
Wasiir Hore Cismaan Saxardiid Cadaani Oo Sheegay Inuu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye Iyo Fariinta Uu Shacabka Udiray.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warfaafinta Xukuumadii axmed siilaanyo Cismaan saxardiid cadaani, kana mid ahaa kaadiriinta xisbiga kulmiye ayaa shaaciyay in uu gabi ahaanba ka baxay kulmiye
https://youtu...
Saturday, January 29, 2022
-
Al-Shabaab Oo Goob Fagaare Ah Ku Toogatay Laba Ruux Iyo Waxyaabaha Ay Ku Eedaysay!
Xarakada Al-Shabaab ayaa goob fagaare ah ku toogtay labo ruux oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Ciidamada Dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo ay ku toogteen Gobolka Shabeellaha Hoose ee somaliya.
...
Saturday, January 29, 2022
-
“Sababta Golaha Laygaga Saaray Waxay Daba Socota Arintii Miisaaniyadda”Xildhibaan Maxamed Abiib”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Sababta Golaha Laygaga Saaray Waxay Daba Socota Arintii Miisaaniyadda"Xildhibaan Maxamed Abiib"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/st_ln1TxFXg
Berberatoday.com...
Saturday, January 29, 2022
-
Daawo Muuqaalka”Buuqii Ka Dhashay Gole Kasaaridii Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaalka"Buuqii Ka Dhashay Gole Kasaaridii Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf
https://youtu.be/JHLxJq10x3U
Berberatoday.com...
Saturday, January 29, 2022
-
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Golaaha Laga Saaray Iyo Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhexgalay Gudoomiye Khaliif.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii saaka ee golaha wakiilada ayaa waxaa uu hadal dhexmaray gudoomiye cabdirisaaq khaliif iyo xildhibaan maxamed abiib hadalka ayaa markii dabe isku bedelay buuq taasi oo sababtay in gudoomiye kha...
Saturday, January 29, 2022
-
Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Farta Ku Go,dani, Waxey Ka Muuqataa Duruufta Iyo Dhawaaqyada Tabashada Shaqaalaha!
Inkastoo, laga Deyrinayay Habdhaqanka Warbaahineed, ee Qoddobada Badelay, Barnaamijyadii hore ee Xukuumadihii Kala Dambeeyay, Xiliyada Xasaasiga ah u Isticmaali Jirtey Warbaahinta Dawladda Sida Mawduucyadii Waji Ku Macaash La baxe...
Saturday, January 29, 2022
-
Sheekh Berberaawi Oo Ka Fadwooday Waajibaadka Culimada Ka Saaran Diinta Iyo Cadaynteeda”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Berberaawi Oo Ka Fadwooday Waajibaadka Culimada Ka Saaran Diinta Iyo Cadaynteeda"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/y4sgb0mv4J4
Berberatoday.com...
Friday, January 28, 2022
-
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Somaliland.
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday dawlada Somaliland oo uu hogaaminayay wasiirka arimaha dibada.
HALKAN KAGA BOGOWARKAN ...
Friday, January 28, 2022
-
“Wasiirka Warfaafinta Iyo Adeegayaashiisu Waxay Ka Xishoon Waayeen Qaranka”Xill Cabdilaahi Yuusuf”Daawo Muuqaal
"Wasiirka Warfaafinta Iyo Adeegayaashiisu Waxay Ka Xishoon Waayeen Qaranka"Xill Cabdilaahi Yuusuf"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/QuA0Gh3fHHM
Berberatoday.com...
Friday, January 28, 2022
« Previous Page — Next Page »