-
“TPLF Waxa Ay Dalka Iyo Umaddaha Kale Dhibaato Ku Hayeen Muddo Ka Badan 27 Sano, Waana Laga Adkaan Doonaa” Madaxwayne Mustafe Cagjar
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay dagaalka waqooyiga Itoobiya ee haatan ku faafaya guud ahaan dalka Itoobiya.
Mustafe Cagjar ayaa wareysi uu bixiyay wa...
Wednesday, November 10, 2021
-
Xoghayaha Ganacsiga Ee Xisbiga Wadani Oo Looga Yeedhay Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Iyo Xogaha Laga Helayo Cida Soo Dacwaysay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Ganacsiga iyo warshadaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee wadani Xamse Cabdiraxmaan Khayre Ayaa Looga yeedhay maxkamada gobolka maroodi jeex in uu Horyimaado Maalinta bari ah sida ku cad qoraal laso...
Wednesday, November 10, 2021
-
Nolol Maalmeedkii Shacabka Somaliland Oo Cidhiidhi Galay, Sicirkii Quutal Daruuriga Oo Faraha Ka Baxay Iyo Qorshe La’aanta Xukuumadda Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saddexdii Toddobaad ee ugu dambeeyey waxa cirka isku shareeray qiimaha badeecooyinka quutal daruuriga ah, shidaalka iyo gaasta wax lagu karsado taasi oo gabi ahaanba cidhiidhi galisay nolosha marka horeb...
Tuesday, November 9, 2021
-
Ugu Dambayn Xirsi Iyo Maxamed Kaahin Oo Noqon Doona Guddoomiye- yaasha WADDANI Iyo KULMIYE, Hordhaca Kaambaynta Doorashada Madaxtooyada Oo Bilaabmay Iyo Xasan Gaafaadhi Oo Daaqadda Ka Baxay
Muuse Biixi Oo Ka Badheedhay Inaan Maxamed Kaahin Cid Lagula Tartansiin KULMIYE, Hogaanka KULMIYE Oo Bilaabay Kulamo Loogu Gogol Xaadhayo Muquunada Maxamed Kaahin Iyo Gaafaadhi Oo La Sugayo Go’aankiisa
Hargeysa...
Tuesday, November 9, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Siyaasi Cumar Nimcaale Taariikhdiisiina Ka Sheekeeyay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Siyaasi Cumar Nimcaale Taariikhdiisiina Ka Sheekeeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/i4_Gbww7Hqg
...
Tuesday, November 9, 2021
-
Siyaasi Marxuum Cumar Maxamud Nimcaale Oo Hargeysa Aas Qaran Loogu Sameeyay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Marxuum Cumar Maxamud Nimcaale Oo Hargeysa Aas Qaran Loogu Sameeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/T2gRX54weqU
Berberatoday.com...
Tuesday, November 9, 2021
-
Tahriibayaasha Somalida Ee Ku Sugan Soohdinta Udhaxaysa Giriig Iyo Turkiga Oo Dhibaato Xooglihi Soo Waajahday”Daawo Muuqaal
Athens(Berberatoday.com)-Tahriibayaasha Somalida Ee Ku Sugan Soohdinta Udhaxaysa Giriig Iyo Turkiga Oo Dhibaato Xooglihi Soo Waajahday"Daawo Muuqaa
https://youtu.be/0XXJr8vbmyU
...
Tuesday, November 9, 2021
-
Warbixin Lagu Soo Bandhigay Sababta Keenta Hadal-haynta Ugu Badan Markuu Ninku Guursaddo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sannadihii ugu dambeeyay waxaa soo badanayay kiisaska hadal haynta badan dhaliyay ee la xidhiidha masayrka ama hinaasaha yimaada marka uu ninka guursado xaas labaad.
In kasta oo ay guursashada xaasask...
Tuesday, November 9, 2021
-
Itoobiya Oo Gabi-ahaanba Xayirtay Isticmaalka Facebook Iyo Whatsapp
Addis-Ababa(Berberatoday.com)- Laga bilaabo galinkii dambe ee maanta ayaa waxaa si guud dalka Itoobiya ooga maqan khadka Internetka, gaar ahaan baraha ay bulshadu kuwada Xidhiidho sida, Facebook, iyo Whatsapp.
Lama oga sababta ...
Tuesday, November 9, 2021
-
Xukuumaddii Dalka Kuwait Oo Dhamaanteed Iscasishay Culays Kaga Yimi Golaha Baarlamanka Dalkaas Awgii”Daawo Muuqaal
Kuwait(Berberatoday.com)-Xukuumaddii Dalka Kuwait Oo Dhamaanteed Iscasishay Culays Kaga Yimi Golaha Baarlamanka Dalkaas Awgii"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/gjF5zzaxufI
Berbe...
Tuesday, November 9, 2021
« Previous Page — Next Page »