|
Warar
-
20 Ruux Oo Ku Geeriyooday Dagaal Ciidamada Dawlada Xamar Iyo Kuwa Ehelu Sun Kudhexmaray Magaalada Guricel
Guriceel(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen 40 ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaal magaalda Guriceel saakay ka qarxay oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug oo isku ...
Sunday, October 24, 2021
-
“Qoyska Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Loogu Daneynayaa Arinta Shirkada Fly Dubai”Sarkaal Katirsan Xisbiga Wadani Xamse Khayre”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Qoyska Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Loogu Daneynayaa Arinta Shirkada Fly Dubai”Sarkaal Katirsan Xisbiga Wadani Xamse Khayre”Daawo Muuqaal
https://youtu.be/OFwsVJAHuHg
...
Sunday, October 24, 2021
-
Ciidanka Dab-demiska Hargeysa OO Damiyay Dab Qabsaday Meherad Ku Taalla Xaafada Sheedaha.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa maanta damiyay Dab Qabsaday Meherad ah oo ku taalla xaafada Sheedaha.
Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo Daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey meheradi...
Sunday, October 24, 2021
-
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Cabdilaahi Cumar Qawdhan Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Dadweyne aad utira Badan Oo Ka Qeyb Galay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo xubno kamid ah golaha wasiirada, culimo awdiin iyo dadwayne kale ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo magaalada hargaysa loogusameeyay Marxuum Cabdilaahi Cumar Qawdh...
Sunday, October 24, 2021
-
Haayada Duulista Iyo Madaarada Somaliland Oo Ka Hadashay Inay Ka Joojisay Duulimaadyada Diyaarada Flay Dubai”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haayada Duulista Iyo Madaarada Somaliland Oo Ka Hadashay Inay Ka Joojisay Duulimaadyada Diyaarada Flay Dubai"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/c9Rt2Y61nnw
 ...
Saturday, October 23, 2021
-
Macalinkii Siyaasada, Maxamud Xaashi Cabdi, waxa uu ina baray Casharkii Doorashadii Shirgudoonka Baarlamaanka Somaliland iyo Beeshiisa, W/Qoray. Maxamed Cabdikariim Siciid
Siyaasi Maxamud Xaashi Cabdi waxa uu bulshada Somaliland baray Cashar kooban oo tusaale ah kaasi oo ahaa doorkii siyaasadeed ee uu ka qaatay doorashadii Shir-gudoonka Somaliland, waxa uu ahaa loolan iyo laacdan...
Saturday, October 23, 2021
-
Dharka La Xidho Waqtiga Qalinjebinta Jaamacadaha, Halkee Buu Inooga Yimmi?Hassan Suleiman, Stockholm, Sweden.
Gratuation Cap & Gown.waa magaca loo yaqaan dresska ama dharka la xidho waqtiga qalin jebinta.
Dresska ama dharka ay isticmaalaan ardeyda Somaaliyeed meel kasta oo ay ka joogaan shanta Somaliyeed, waxa la ydhaahdaa Gown, ko...
Saturday, October 23, 2021
-
“May Fashilmin Wada Hadaladii Xisbiga Waddani Iyo Garabkii Maxamud Xaashi Hogaaminaayay Waa Barabogaandadii” Siyaasi Ismaaciil Yare”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"May Fashilmin Wada Hadaladii Xisbiga Waddani Iyo Garabkii Maxamud Xaashi Hogaaminaayay Waa Barabogaandadii" Siyaasi Ismaaciil Yare"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/aJvGXLW9Tgo
&n...
Saturday, October 23, 2021
-
Ururada Xamaaliinta Dekeda Berbera Ee Geelayaasha Oo Soodhaweyn Usameeyay 10kii Xildhibaan Ee Golaha Wakiilada Ee Laga Doortay Gobolka Saaxil”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Ururada Xamaaliinta Dekeda Berbera Ee Geelayaasha Oo Soodhaweyn Usameeyay 10kii Xildhibaan Ee Golaha Wakiilada Ee Laga Doortay Gobolka Saaxil"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/glWr-uq3glY
&nb...
Saturday, October 23, 2021
-
Xisbiga Waddani Oo War Kasoo Saaray Shirweynohoodii Dib Udhacay Soona Dhaweeyay Bayaanka Kasoo Baxay Beesha Caalamka”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Waddani Oo War Kasoo Saaray Shirweynohoodii Dib Udhacay Soona Dhaweeyay Bayaanka Kasoo Baxay Beesha Caalamka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/kylvEqAkisQ
...
Saturday, October 23, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|