-
Dowladda Xamar Oo Bayaan Kasoo Saartay Mowqifkeeda Wax Ka Beddelka Howlgalka AMISOM
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay qorshayasha uu wado midowga Afrika oo dhawaan taageeray hindise lagu doonayo in wax ka beddel lagu sameeyo howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ...
Saturday, October 23, 2021
-
20 Sanno Kaddib Nin Soomaali Ah Oo Xubin Ka Noqday G. Deegaanka Turino Ee Talyaaniga
Muqdisho(Berberatoday.com)-20 sanno kaddib, ayaa markii ugu horraysay nin Soomaali ah wuxuu xubin ka noqday golaha deegaanka ee magaalada Turino ee dalka Talyaaniga.
Cabdullaahi Axmed Macalin oo wareysi siiyay BBC Soomaali ah, ...
Saturday, October 23, 2021
-
Dhakhaatiir Ku Guuleystay Qaliin Ay Kelli Xayawaan Ugu Talaaleen Nin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhakhaatiirta qalliinka Maraykanka ayaa sheegay inay ku guulaysteen in kelli doofaar ay ku tallaaleen qof bukaan ah ayagoo sheegay in ay rajaynayaan in ugu dambayn arrintaasi ay xallin doonto gabaabsiga ...
Saturday, October 23, 2021
-
Fly Dubai Oo Joojisay Duulimaadyadii Ay Ku Iman Jirtay Somaliland Iyo Xogaha Laga Helayo Ujeedada Ka Danbaysa!
Xogo Dheeraada Oo Laga Helayo Sobobta Ay Fly Dubai Ujoojisay Duulimaadyadii Ay Ku Iman Jirtay Hargaysa Iyo Doorka Uu Ku Leeyahay Amb Baashe Iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi!
Dubai(Berberatoday.com)-Shirkada Diyaaradaha Ee FLY Dubi...
Saturday, October 23, 2021
-
Ha Ku Jeesjeesin Dadka Muslimiinta”Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Barbaraawi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ha Ku Jeesjeesin Dadka Muslimiinta"Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Barbaraawi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/1k3N4x9ml1g
Berberatoday.com...
Friday, October 22, 2021
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Heshiish Ka Gaadhay Khilaafkii Udhexeeyay’
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Faysal cali waraabe iyo wasiirka hawlaha guud iyo guryayta cabdilaahi abokor ayaa heshiish ka gaadhay hadalo ay waraabhinta isku waydaarsadeedn kadib markii uu dhex dhexaadin k...
Friday, October 22, 2021
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale,Tababarna Ufuray Fardo Ciidamadu Leeyihiin!
Wajaale(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka boooliska Somaliland Maxamed Aadan saqadhi dabagale aya kormeer ku tagay mashruuca banka wajaale ee gobolka gabiley oo ciidanka booliska ku leeyihiin dhul ay wax ku beertaan kuwaasi oo a...
Friday, October 22, 2021
-
Ismaamulka Dawlad Deegaanka Itoobiya Oo Somaliland Ugu Deeqday 50Kun Oo Geed!
Jigjiga(Berberatoday.com)-Masuuliyiin ka socda dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa wasaarad deegaanka Ee Somaliland ugu deeqday 50kun oo geed kuwaasi oo loogu talo galay in lagu beero magaalooyinka iyo Meelaha kale ee bilicda ...
Friday, October 22, 2021
-
Ugaaska Guud Ee Beesha Ciise Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ugaaska guud ee beesha ciise ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada wajaale waxaana soo dhawynta Ugaaska ka qaybgalay ,Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland,madaxdhaqameed ay weheliyaan Maamulka gobo...
Friday, October 22, 2021
-
Haweenay Kamid Ah Dadka La Nool Xanuunka HIV-AIDS Oo Fariin Udirtay Dhalinyarada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haweenay kamid ah dadka la nool xanuunka Hiv/aids oo ka hadlaysay munaasibad ay xilka kula kala wareegayan masuuliyiinta komishanka xakamaynta hiv.aids ayaa fariin udirtay madaxwaynaha somaliland iyadoo ...
Friday, October 22, 2021
« Previous Page — Next Page »