-
“Suldaan Abu-sufyaan Xaafada Daami Marti Ayuu Ku Yahay”Qoyska Bixiyey Dhulka Xanaanada Laga Dhisayo Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Suldaan Ka Horyimid Magaca Loo Bixinayo”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Suldaan Abu-sufyaan Xaafada Daami Marti Ayuu Ku Yahay”Qoyska Bixiyey Dhulka Xanaanada Laga Dhisayo Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Suldaan Ka Horyimid Magaca Loo Bixinayo"Daawo Muuqaal
https...
Friday, October 22, 2021
-
Hargeysa”Wiil Dhalinyaro Oo Wado Laamiya Oo 300 Mitir Ah Kaligii Sameeyay Iyo Xubnaha Golaha Deegaanka Oo Xadhiga Kajaray”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hargeysa"Wiil Dhalinyaro Oo Wado Laamiya Oo 300 Mitir Ah Kaligii Sameeyay Iyo Xubnaha Golaha Deegaanka Oo Xadhiga Kajaray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/5zb-18QGmAQ
&n...
Thursday, October 21, 2021
-
“Waxaynu Horumar Ku Gaadhaynaa Inaga Oo Aflagaadada Iyo Cayda Iska Dayna, Oo Isku Duuban”Gudoomiye Faysal cali Waraabe,
hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo madal ka hadlayay ayaa ka digay hadalada aflagaadada ah ee masuuliyiintu isku mariyaan warbaahinta isagoo soo jeediyay in wax wanaagsan loo sheego dhal...
Thursday, October 21, 2021
-
“Edaday Iyo Wiil Ay Dhashay Ayaa Labadaydii Gacmood Iga Jaray Waanan Cafiyay”Cabdirisaaq Warsame Abtidoon.
“Anigoo yar ayay hooyadey iyo aabbahey kala tageen, kaddibna eeddo ayuu aabbe ii geeyay, ariga ayaana u raaci jiray. Aniga oo 9 jir ah ayaan subax ari raacay. Duhurkii ayaa oon i qabtay, kaddibna geed hoostiis ayaan seexday. I...
Thursday, October 21, 2021
-
Daraasad Caafimaad Oo Sheegtay In 6bilood Gudaheed Covid19 Somaliya Ugu Geeriyoodeen 3200 Oo Qof”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daraasad Caafimaad Oo Sheegtay In 6bilood Gudaheed Covid19 Somaliya Ugu Geeriyoodeen 3200 Oo Qof"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/5pVTn0_dsUA
Berbera...
Thursday, October 21, 2021
-
Ururka Xamaaliinta Dekeda Berbera Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada DP WORLD Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada!
Berbera(Berberatoday.com)-Ururka Xamaaliinta Dekeda Berbera ee loo Yaqaan “Geelayaasha” ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shirkada Gacanta ku haysa dekeda Berbera ee DP WORLD Oo ay sheegeen in ay kaga baxday heshiishkii ay wada ...
Thursday, October 21, 2021
-
Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Oo Laga Soo Saaray Go,aamo La Xidhiidha Mushkiladaha Dhulka Iyo Isticmaalka Baraha Bulshada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii 81aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Sonmaliland oo ku qabsoomay habka Maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biix...
Thursday, October 21, 2021
-
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Dhagax Dhigay Xanaano Laga Dhisayo Xaafada Daami, Looguna Magacdaray Xaliimo British.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan barkhad batuun iyo waxgaradka xaafada daami oo uu weheliyo maayar kuxigeenka caasimada hargaysa ayaa saaka dhagax dhigay xanaano ay yeelanayso xaafada daami oo uu xildhibaanku hore ubalanqaada...
Thursday, October 21, 2021
-
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Qaabiley Masuuliyiin Ka Socda Shirkad Dalka Ka Fulinaysa Mashruuc Laydhka Tamarta ah.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarrada Macdanta iyo Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Cabdi oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Mukhtar Maxamed Cali iyo Agaasimaha waaxd...
Thursday, October 21, 2021
-
Soomalida Ingiriiska Oo La Kulmay Nacayb Iyo Xadgudubyo Kadib Xildhibaankii Wiilka Somaliga Ahi Ku Dilay London
London(Berberatoday.com)-Soomaalida ku nool Ingiriiska ayaa helay hanjabaadyo dil ah ka- dib markii xildhibaan dhawaan lagu dilay London loo xidhay nin Soomaali ah oo looga shakisan yahay inuu dilkaas ka dambeeyo.
Xarumaha ...
Thursday, October 21, 2021
« Previous Page — Next Page »