|
Warar
-
Xogo Laga Helay Wada Hadalka Xisbiga Waddani Iyo Garabka Uu Hogaaminayo Maxamuud Xaashi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xogo Laga Helay Wada Hadalka Xisbiga Waddani Iyo Garabka Uu Hogaaminayo Maxamuud Xaashi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/358nEMR7GQg
Berberatoday.com...
Tuesday, October 19, 2021
-
Xukuumadda Oo Doonaysa In Codadka Qurbe-joogta Somaliland Looga Faa’idaysto Qadiyadda Itciraaf-raadinta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee Wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamed, ayaa ka hadlay jidka uu u marayo ictiraaf-raadinta Somaliland.
Wasiir Ciise Kayd wuxuu s...
Tuesday, October 19, 2021
-
“Anigga iyo Faysal Waxaanu ku kala bixi doonaa Nidaamka cadaalada, oo noqonaysa markii ugu horeysay oo laba masuul isdacweeyaan, Waayo Faysal waa weel madhan”Wasiir Cabdilaahi Abokor Cismaan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Anigga iyo Faysal Waxaanu ku kala bixi doonaa Nidaamka cadaalada, oo noqonaysa markii ugu horeysay oo laba masuul isdacweeyaan, Waayo Faysal waa weel madhan"Wasiir Cabdilaahi Abokor Cismaan"Daawo Muuqaa...
Tuesday, October 19, 2021
-
Loolankii Musharaxnimada Kulmiye Oo Meel Adag Maraya Iyo Wasiir Hankiisii Lagu Gacan Saydhay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka caafimaadka somaliland Xasan Gafaadhi, ayaa safar booqasho iyo olole isugu jira ku jooga degmada caynaba, ee xarunta gobolka Saraar
Wasiirka oo kormeer, ku sameeyay qaybo ka mid ah goobaha ca...
Tuesday, October 19, 2021
-
Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Markale Loo Dhaariyey Madaxweynenimadda Iyo Xukuumad Cusub Oo Uu Soo Dhisay
Adis-Ababa(Berberatoday.com)-Madaxwayne Mustafe cagjar ayaa maanta soo dhisay wasiirada cusub ee kamid noqonaya xukuumadda maanta la dhisay ee Dowlad Degaanka Soomaalida.
Haddaba wasiirada cusub ee maanta la magacaabay ayaa...
Tuesday, October 19, 2021
-
Warbaahinta Dalka Ingiriiska Oo Markii Ugu Horreysay Baahisay Sawirka Wiilka Soomaaliga Ah Ee Loo Xidhay Dilkii Xildhibaan David Amess Iyo Xogaha Kasoo Baxaya!
London(Berberatoday.com)-Warbaahinta Dalka UK ayaa markii ugu horreysay baahisay sawirka Cali Xarbi Cali, oo ah wiilka Soomaaliga ah ee loo xidhay dilka xildhibaan David Amess oo Jimcihii lagu dilay mindi, maagaalada Essex oo qiya...
Tuesday, October 19, 2021
-
Ciidamada Itoobiya Oo Duqeeyay Caasimada Gobolka Tigrey Ee Maqalle Iyo Khasaaraha Ay Sababeen!
Maqalle(Berberatoday.com)-Ciidamada Cirka ee dawlada fadaraalka itoobiya Ayaa duqeeyay magaalo madaxda gobolka tigrey ee maqale Taasi oo ay duqaymahaasi ku dhinteen dad rayid ah.
Dawlada fadaraalka itoobiya ayaa iyadu dagaal ku...
Tuesday, October 19, 2021
-
Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Ka Digay Geed Cilaajyada Qaar Dadka SiiyaanOo Halis Ku Ah Nafta Dadka”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Ka Digay Geed Cilaajyada Qaar Dadka SiiyaanOo Halis Ku Ah Nafta Dadka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/88896R-CuP4
Berberatoday.com...
Monday, October 18, 2021
-
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Kala Dirtay Shaqaalaha Soo Ururinta Xogta Kaamamka Gobolada Dalka!
Hargeysa(Berberatoday.com)--Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland oo kaashanaysa haayada IOM Ayaa maanta kala dirtay shaqaale sooo ururindoona xogta barakacayaasha gobolada dalka Somaliland
Waxaan ujeedada xog ururin...
Monday, October 18, 2021
-
“Muuse Biixi Wuxuu Doonayaa Inuu Maxamed Kaahin Salaan Ka Dhigto Xisbigii Oo Aan Macne Lahayne Wuu Ku Wareejinayaa” Siyaasi Jaamac Shabeel”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Muuse Biixi Wuxuu Doonayaa Inuu Maxamed Kaahin Salaan Ka Dhigto Xisbigii Oo Aan Macne Lahayne Wuu Ku Wareejinayaa" Siyaasi Jaamac Shabeel"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/TmQ4ieO7WzI
 ...
Monday, October 18, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|