“Somaliland Halkay Ku Socotaa”Dr. Mustafa Kaydsane
Dr. Mustafa Kaydsane
46 qof oo afka duubtay, oo la yidhi waxay doorteen 11 qof oo kamid ah dillaaliinta midnimo-
beenaadka Somalia ee Xamar ku nool.
Waa xalqadka kale oo kamid ah taxanihii been-abuurka ee ka soo bilaabmay Dji...