Ronaldo Oo Lagu Eedeeyey Inuu Qas Ka Abuuray Manchester United
London(Berberatoday.com)-Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa lagu eedeeyey inuu qas ku abuuray Manchester United oo uu ka lumiyey qaab-ciyaareedkii isla markaana ka dhigay naadi ka tegay qaabkiisii caadiga ahaa mid kal...