-
Madaxweyne Biixi Oo La Sheegay In Uu Amray In Guddoomiyihii Hore Ee Wakiiladu Uu Soo Celiyo Baabuur Uu La Tagay
Warar Wargeyska Waaberi uu ka helay illo u wareed-yo kal duwan,ayaa tibaaxay in Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax uu salaasadii toddobaadkii hore uu dib Golaha ugu soo celiyey...
Sunday, August 29, 2021
-
Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Digniin Siyaasadeed U Diray Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee WADDANI Iyo UCID
“Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka, waa in aanay seegin in guushii wadareed ee ay ka gaadheen doorashooyinkii wakiillada iyo deegaanku, aanay ifafaale iyo udub-dhexaad u ahayn odoroska natiijada doorashada madaxtooyada e...
Sunday, August 29, 2021
-
Dab Qabsaday Guri Ku Yaala Xaafada State Houseka Iyo Qoyskii Deganaa Oo Ka Waramay Khasaraha Uu Soo Gaadhsiiyay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guri sandaqad oo ku yaala xaafada state house ee magaalada hargaysa ayaa dab qabsaday kaasi oo soo gaadhsiyyay khasaare wallow aanay cid wax ku noqon qoyskii deganaa.
Sidoo kale qoyska deganaa gur...
Sunday, August 29, 2021
-
Gudoomiyaha Sariflayaasha Jsl Oo Ka Digay Loodh Kamid Ah Lacagta Somaliland Oo Suuqa Kasii Baxaysa Iyo Qaylo Dhaan Uu Udiray Xukuumada.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha sariflayaasha Somaliland Barkhad maxamed Coofiye ayaa ka ahdly xaalada lacagta shililngka Somaliland iyo khatarta ka dhalan karta lacagta 500sl oo kusoo kasii baxaysa.
Sidoo kale gudoo...
Sunday, August 29, 2021
-
“Markan Maqlay General Jiir, Waxaan Moodayay Inuu Kamid Ahaa Dawladii Samaliya, Waxase Isku Kay Qaban Wayday..” Sheekh Cabdilaahi Sheekh. Cali Jawhar”Daawo Muuqaal
Borama(Berberatoday.com)-Sheekhul baladka magaalada boorama sheikh cabdilaahi sheikh cali jawhar oo maanta magaalada boorama ku qaabilay wafti culimo ah maalmihii udnbeeyay ku sugnaa caasimada Somaliland ayaa ka diiran usoo dhawee...
Sunday, August 29, 2021
-
20-Sanno Kadib Ka Bixitaanka Reer Galbeedka Ee Dalka Afganistan Waa Sidee Xaaladiisu”Daawo Muuqaal
Kabul(Berberatoday.com)-20-Sanno Kadib Ka Bixitaanka Reer Galbeedka Ee Dalka Afganistan Waa Sidee Xaaladiisu"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Xj3xuZXzUiw
Berberatoday.com...
Saturday, August 28, 2021
-
Waa Sidee Xaalad Dadka La Nool Xanuunka Dhimirka Ee Somaliland”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waa Sidee Xaalad Dadka La Nool Xanuunka Dhimirka Ee Somaliland"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/C8jgSz9JfZU
Berberatoday.com...
Saturday, August 28, 2021
-
Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Warbixiyay Dhibaatooyinka Ay Kala Kulmaan Marka Ay Qorshe USamanayaan Magaalooyinka Iyo Kuwii Ugu Halista Badnaa”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Warbixiyay Dhibaatooyinka Ay Kala Kulmaan Marka Ay Qorshe USamanayaan Magaalooyinka Iyo Kuwii Ugu Halista Badnaa"Daawo Muuqaa
https://youtu.be/swuPx58E9Wg
&nbs...
Saturday, August 28, 2021
-
Itoobiya Wararkii Udanbeeyay Ee Dagaalka Canfarta Iyo Soomaalida Maxaa Ka Cusub”Daawo Muuqaal
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Itoobiya Wararkii Udanbeeyay Ee Dagaalka Canfarta Iyo Soomaalida Maxaa Ka Cusub"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/HHolyy-E1LE
Berberatoday.com...
Saturday, August 28, 2021
-
“Dawladu Waa Inay Ka War haysaa Waxa Dalka Soo Galaya Oo Faafreebtaa” Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Berbaraawi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Dawladu Waa Inay Ka War haysaa Waxa Dalka Soo Galaya Oo Faafreebtaa” Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Berbaraawi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/wiZ2-l64lDc
...
Saturday, August 28, 2021
« Previous Page — Next Page »