-
“Dadka Reer Saaxil Ee Doortay Madaxweynaha Muuse Biixi Way Eedeen Dibna…..”Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Degmada Berbera”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-"Dadka Reer Saaxil Ee Doortay Madaxweynaha Muuse Biixi Way Eedeen Dibna....."Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Degmada Berbera"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/RlDgqtUr9dI
&nbs...
Wednesday, August 25, 2021
-
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansaxiyay Xeer-hoosadka Golaha Wakiilada Lagu Dhaqi Doono”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansaxiyay Xeer-hoosadka Golaha Wakiilada Lagu Dhaqi Doono"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/F_TBHLpBMcU
Berberatoday.co...
Wednesday, August 25, 2021
-
Xukuumadda Somaliland Oo Dadkii Ugu Tirada Badnaa Ee Ka Ganacsada Maandooriyaha Xidhxidhay
Hargeysa(Berberatoday.com)–Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in Muddo kooban gudaheed ay ku xidhay Dad ka badan 1100 Qof, kuwaasi oo ku eedaysan ka Ganacsiga noocyada kala duwan ee Maandooriyaha, kaasi oo faro baas ku haya So...
Wednesday, August 25, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Golaha Wakiilada Dib Ugu Soo Celiyay Xeerka Furista Ururada Siyaasada+Sababta!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi ayaa laba cisho ka hor Golaha Wakiillada ee cusub dib ugu Soo celiyey ‘xeerka Furista ururada iyo asxaabta siyaasada (XEER No. 14/2011)’ oo dhawaan uun uu...
Wednesday, August 25, 2021
-
Maayarka Caasimada Oo Bulshada Reer Hargaysa Ugu Baaqay In Ay Kala Qayb Qaataan Ololaha Nadiifinta Ee Maalinta Khamiista.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka Dawlada Hoose ee caasimada Hargaysa ayaa shacabka ugu baaqay ka qayb qaadashada ololaha nadiifinta qashinka oo loo mudeeyay maalinta khamiista oo ku began 26bisha.
Maayarka caasimada ayaa...
Wednesday, August 25, 2021
-
“Coldoon In La Xidhaa Isaga Ayay Uwanaagsan Tahay, Waayo Qofka Waalidka Ah Ee Uu Ilmihiisa Dhaleeceyay Gacantiisa Ayuu Wax Kaga Qabsan Lahaa” Xildhibaan Tima Jilic.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xidlhibaan Axmed Ibraahim Tima Jilic oo kamid xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay xadhiga coldoon oo mudooyinkii udanbeyay eedo usoo jeediyay dugsiga abaarso iyo jaamacada barwaaqo i...
Wednesday, August 25, 2021
-
Maxaa Keenay In Madaxweyne Muuse Xiligan G. Wakiilda Dib Ugu Soo Celiyo Xeerka Furashada Ururada Siyaasada”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxaa Keenay In Madaxweyne Muuse Xiligan G. Wakiilda Dib Ugu Soo Celiyo Xeerka Furashada Ururada Siyaasada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/pKxehqvMmAE
Berbera...
Tuesday, August 24, 2021
-
Dawlada Maraykanka Oo Cunaqabatayn Ku Soo Rogay Taliye Sare Oo Ka Tirsan Ciidammada Dalka Eritrea.
Eritrea(Berberatoday.com)-Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in uu cunaqabateyn ku soo rogay hoggaamiye sare oo ka tirsan millatariga Eritrea kadib markii uu ku kacay xadgudubyo ba’an oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha intii uu socday da...
Tuesday, August 24, 2021
-
Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Shaacisay Bilowga Wajigii Labaad Ee Talaalka Covid19.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada caafimaadka ee somaliland ayaa shaacisay bilowga waji cusub oo talaalka covid19 oo la bilaabi doona iyo goobaha laga helayo
Agaasimaha guud ee Wasaarada caaafimaadka Somaliland ayaa faah faa...
Tuesday, August 24, 2021
-
Dawlada Itoobiya Oo Sameysaneysa Shirkad La Tartanta Facebook Iyo Twitter!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa bilowday inay horumariso barnaamijkeeda warbaahinta bulshada, si ay ula tartanto Facebook, Twitter, iyo WhatsApp, in kasta oo ayna qorsheyneynin inay hor-istaagto adeegyada duni...
Tuesday, August 24, 2021
« Previous Page — Next Page »