|
Warar
-
Xoghayaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Shaaciyay Maalinta Ay Dhacayso Xil Wareejinta Goluhu.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha golaha wakiilada Somaliland cabdirasaaq siciid ayaanle ayaa shaaciyay maalinta ay dhici dooonta xil wareejinta golaha wakiilada cusub iyo golihii hore.
...
Wednesday, August 4, 2021
-
Dadwaynaha Magaalada Boorama Oo Aragtidooda Ka Dhiibtay Shir gudoonka Cusub Ee Golaha Wakiiladda loo Doortay “Daawo Muuqaal
Borama(Berberatoday.ciom)-Dadwaynaha Magaalada Boorama Oo Aragtidooda Ka Dhiibtay Shir gudoonka Cusub Ee Golaha Wakiiladda loo Doortay "Daawo Muuqaal
https://youtu.be/PYsyfdqwjFQ
Berberatoday.co...
Wednesday, August 4, 2021
-
“Goleyaasha Sharci-dejintana Waxaan Ka Codsanayaa Inay Soo Saaraan Xeer Nimdaamiye Xakameeya Madax-dhaqameedka”Axmed Yuusuf.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa Madax-dhaqameedka ugu baaqay inay ku ekaadaan xilka iyo masuuliyadda loo doortay, siyaasaddana aanay faraha la soo galin, waxaanu ku baa...
Wednesday, August 4, 2021
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Aadan Calas Iyo Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray)Oo Hambalyo Udiray Shirgudoonka La Doortay Ee Golaha Wakiilada”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Aadan Calas Iyo Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray)Oo Hambalyo Udiray Shirgudoonka La Doortay Ee Golaha Wakiilada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/dH1ofNYN96I
&n...
Wednesday, August 4, 2021
-
“Xisbiga KULMIYE Guuldaradda Maba Yaqaan”Lataliyaha Madaxweynaha Ee Arimaha Doorashooyinka Cabdilaahi Daahir Cukuse”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Xisbiga KULMIYE Guuldaradda Maba Yaqaan"Lataliyaha Madaxweynaha Ee Arimaha Doorashooyinka Cabdilaahi Daahir Cukuse"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/SfQ_h8_-CDI
...
Wednesday, August 4, 2021
-
Daawo Muuqaalka”Dr Gaboose Oo Markale Fariin Culus Udiray Madaxwayne Biixi, Muxuuse Ka Yidhi Doorashadii Shir Gudoonka Golaha Wakiilada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr Maxamed Cabdi Aadan gaboose ayaa ka Dareen celiyay qaabkii ay udhacday doorashadii shir gudoonka golaha wakiilada oo ay ku guulaysteen isbahaysiga xisbiyada mucaaridku isagoo bogaadiyay qaabkii ay udh...
Wednesday, August 4, 2021
-
“Waxan Umahad Naq Balaadhan Ujeedinayaa Mudanayaasha Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Iidoortay Inaan Hogaamiyo Iyo Shacabka Somaliland Ee Sida Dareenka Leh Usoo Dhaweeyay Doorashadayda”W/QGudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif
Ilaahay baa mahad leh.
Waxa aan mahadnaq balaadhan u jeedinayaa dhammaan Mudanayaasha Xildhibaannada Golaha Wakiilada JSL oo codkooda si aqlabiyad ah iigu doortay in aan Hoggaamiyo Golaha Wakiilada, inta ii codeysay iyo int...
Wednesday, August 4, 2021
-
“Intii Kulmiye Ku Mashquulsanaa Borobagaandada Iyo Baahinta Sawirada Beenta Ah, Anaguna Waxaanu Ku Mashquulsanayn Qancinta Xildhibaanadii Noo Codayn Lahaa”Hogaamiye Xirsi,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka dareen celiyay guushii isbahaysiga ee hanashada shir gudoonka golaha wakiilada ayaa sheegay in intii xisbiga kulmiye iyo xukuumadiisu ku mashquulsa...
Wednesday, August 4, 2021
-
“Shalay Ayaynu Soo Gunaanadnay Xamaasadii, Xanaftii, Iyo Xafiiltankii Ololaha Ee Udhexeeyay Qoodha Iyo Qamaamuurta Siyaasadeed Ee Qaranka”W/Q Siyaasi Maxamud Xaashi
Sadexdii bilood ee u danbeeyay waxaa dhaxdeena ka socday loolan iyo laacdan siyaasadeed, taas oo salka ku haysay tartankii doorashada golaha wakiilada iyo degaanka ee dalka ka qabsoontay. Eebe mahadii shalay ayaynu soo...
Wednesday, August 4, 2021
-
Taariikh Nololeedkii Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taariikh Nololeedkii Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EKA8Ym9HlTY
Berberatoday.com...
Wednesday, August 4, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|