Shanta Dal Ee Ugu Maxaabiista Yar Caalamka Oo La Shaaciyay
Dalalka caalamka waxaa ku nool in ka badan 11 milyan oo qof oo maxaabiis ah, sida laga soo xigtay warbixin dhowaan ay daabaceen Bulshada Maxaabiista Dunida (WPPL), taas oo ku jirtay daraasad uu sameeyay Machadka Baarista Siy...