Madaxweynaha Cusub Ee Iran Oo Si Adag Uga Hadlay Arrimaha Nukliyeerka
Tehran(Berberatoday.com)-Madaxweynaha la doortay ee Iiraan, Ebrahim Raisi, ayaa sheegay in heshiiska nukliyeerka ee 2015 aanu xaddidi doonin siyaasadda arrimaha dibadda ee Iiraan. Shir jaraa’id oo uu qabtay, ayuu Raisi ku sheega...