“Nin Illaahay Leh Looma Dardaar-weriyo…” Wasiir Hore Maxamuud Xaashi Cabdi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in loolankii iyo laacdankii u dhaxeeyey Xisbiyada ay ka soo baxeen Sheekooyin Xiiso leh,isaga oo ku tilmaamay inay doorashadii...