Al-Shabaab oo Weerar Culus Ku Qaaday Garoonka Diyaaradaha Ceelwaaq
Ceelwaaq(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in Ururka Al-Shabaab ay caawa weerar culus ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha ee degmadaasi.
Wararka ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay dhow...
Fayraska Dadka Aadka Ubadan Ku Dilaya Hindiya Oo Soo Gaadhay Kenya
Nairobi(Berberatoday.com)-Baadhayaal ayaa Kenya ka helay illaa shan kiis oo ah fayraska dadka aadka u badan ay ugu dhammaanayaan hindiya ee COVID Variant.
Fayraska COVID Variant ee soo gaadhay dalka Kenya
Wasaaradda caaf...
Thursday, May 6, 2021
Gantaalka Shiinaha: Saddex Arrimood Oo La Xidhiidha Wax Ka Ogoow
Gantaalkii weynaa ee Shiinaha ee faraha ka baxay ayaa la filayaa inuu dhammaacka isbuucan ku soo dhaco dhulka, wuxuuna toddobaadkan sababay cabsi wayn.
Hay’adda Cirbixiyennada Mareykanka ayaa isku deyeysa in ay ka horta...