|
Warar
-
“Marnaba Lama Aqbali Doono Ficilada Ay Wadaan Koox Yar Oo Kursi Jacayl Madax Maray” Sheekh Shariif.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii hore ee somaliya sheikh shariif sheikh axmed ayaa taageeray dhawaaca beesha caalamka ee lagaga soo horeedo mudo kordhinta loo sameeyay xukuumada farmaajo
Sidoo kale sheikh shariiif ayaa ...
Friday, April 23, 2021
-
Gudidda Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo Tartan Geliyey Shirkadaha Gaadiidka Ee Qaadi Doona Nuqulada Imtixaanka”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudidda Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo Tartan Geliyey Shirkadaha Gaadiidka Ee Qaadi Doona Nuqulada Imtixaanka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/me8nGUMuStI
...
Friday, April 23, 2021
-
Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Iyo Qodoba Lagaga Hadlay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii 74aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyad...
Friday, April 23, 2021
-
Xogta Dahsoon Wershadii Gantaalaha Dalka Israel Oo La Qarxiyey”Daawo Muuqaal
Telviv(Berberatoday.com)-Xogta Dahsoon Wershadii Gantaalaha Dalka Israel Oo La Qarxiyey"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/YiwftM6MIOA
Berberatoday.com...
Friday, April 23, 2021
-
Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Sheegtay Inay Kuraasta Ugu Badan Ka Heli Doonto Gobollada Galbeedka, Doorashada Wakiillada Iyo Deegaannada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Talada Somaliland haysa ee Xisbiga Kulmiye, ayaa sheegtay inay ku rejo weyn tahay inay hesho kuraasta ugu badan ee Wakiillada iyo Deegaanka ee Gobollada Galbeedka dalka, marka la gaadho dooras...
Friday, April 23, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Liiska Rasmiga Ah Ee Musharixiinta Utartamaya Golayaasha Deegaanka Ee Dalka,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa Si Rasmi ah ushaaciyay liisaska Musharixiinta Utartamaya Xildhibaanada Golayaasha deegaanka Ee Degmooyinka dalka jamhuuriyada Somaliland oo dhan, kana kala sharax...
Thursday, April 22, 2021
-
Dawlada Kenya Oo Soo Magacowday Safiirka Ufadhiyaya Somaliland.
Nairobi(Berberatoday.com)-CAS AbabuNamwamba ayaa maanta Khubad Taariikhiya oo ku saabsan “Dibloomaasiyadda ka hor jeediyey Baarlamaanka” (Parlomacy) oo ah Qalabka Xiriirka Caalamiga ah “ka jeediyay munaasabad tababar loo...
Thursday, April 22, 2021
-
Xildhibaan NAC-NAC Oo Ka Hadlay Doorashada Soo Socota Iyo Baaqna U Diray Beelo Sool Ku Diriray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac), ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalku halku marayo, gaar ahaan Doorashooyinka isku sidkan ee la filayo inay dalka ka dhacaan, roobabka curtay iyo dagaal...
Thursday, April 22, 2021
-
Musharraxiin Samaystay Calaamado Aanu Soo Saarin Komiishanka Doorashooyinku Iyo Sawirka Arrintaasi Ka Bixinayso Awoodda Maamul Ee Komiishanka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa badhtamaha Toddobaadkii hore waxay soo saareen Calaamadaha ama Astaamaha Musharraxiinta u tartamaya doorashada isku sidkan ee Wakiillada iyo deegaanka....
Wednesday, April 21, 2021
-
Urur Goboleedka Igad Oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliya Ka Taagan”Daawo Muuqaal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Urur Goboleedka Igad Oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliya Ka Taagan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/W7udnYp5B9A
Berberatoday.com...
Wednesday, April 21, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|