Madaxweynaha Mareykanka Oo Safiir Cusub Umagacaabay Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa Khamiistii Larry Edward André Jr u magacaabay in uu noqdo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.
Safiirka cusub ayaa badali doona Donald Yamamoto oo dowladd...