Dad Ku Dhintay Dagaal Gelinkii Dambe Ee Maanta Ka Bilaabmay SOOL
Sool(Berberatoday.com)-Dagaal ayaa gelinkii dambe ee Maanta ka qarxay deegaanka lagu Magacaabo Dhabar-dalool oo ka mid ah deegaanka Holhol ee Degmada Xudun ee Gobolka Sool ee Somaliland.
Dagaalka oo u dhexeeya laba Beelood oo...