|
Warar
-
Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Saddexda Xisbi U Qaybiyey Astaamaha Iyo Lambarada Murrashaxiinta Wakiillada Iyo Deegaanka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Waxay maanta u qaybiyeen 3 xisbi qaran calaamadahii ama Astaantii musharraxiinta golaha Wakiiladda Iyo Deeganka.
Musharraxiinta wakiiladu waa 60 calamadood. Oo xi...
Thursday, April 15, 2021
-
Mucaaridka Soomaaliya Oo Qaadacay Muddo Kordhintii Loo Sameeyay Xukuumadda Farmaajo
Muqdisho(Berberatoday.com)-Midowga Musharixiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa qaadacay muddo kordhintii labada Sano ee Golaha Shacabka Soomaaliya u sameeyay maalintii shalay dowladda mudo xileedkeedu dhamaaday ee uu hogaamiyo Madaxw...
Wednesday, April 14, 2021
-
Doon Ku Degtay Xeebaha Jabuuti Iyo Dad Ku Dhintay
Djibouti(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 39 qof ayaa ku dhintay, halka 12 qof oo kalena la soo badbaadiyay, kadib markii xeebaha dalka Jabuuti ay ku qalibantay dooni ay saarnaayeen dad tahriibayaal ahi, sida ay ku warrantay Ha’yadd...
Wednesday, April 14, 2021
-
Laamaha Amaanka Degmada Wajaale Oo Xabsiga Utaxaabay 125 Qof Iyo Sababta!
Wajaale(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo laamaha amaanta ee degmada wajaale oo labadi habeen ee udanbeeyay ku guda jiray hawlgalo lagu baadhayo abniga ayaa xasbiga utaxaabay 125 kuwaasi oo lagu wado baadhitaan
...
Wednesday, April 14, 2021
-
Drs Edna Aadan Ismaaciil Oo Si Xeel Dheer Uga Warantay Halista Xanuunka Coronavirus Covid19″Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Drs Adna Aadan Ismaaciil oo kamid ah haldoor reer Somaliland ayaa si qotodheer uga warantay halista xanuunka coronavirus Covid19 oo caalamka saameeyay ismarkaana galaaftay nafaha maalaayiin qof oo ...
Wednesday, April 14, 2021
-
Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka ah Midkeebaa Guulaystey, Hadii La Qabto Doorashada Isku Sidkan Ee Wakiilada Iyo Golaha Deegaanka?Cabdiraxmaan Hiiraan(Faallo).
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marka hore Waxaa dad badani isweydiinayeen Maalmihii u Dambeeyay,dhaqdhaqaaqa Mudanayaasha Wakhtigoodu Sii dhamaanayo ee Golaha Wakiilada Simaliland cod Aqlabiyad ah ugu Meelmarinayeen Xeer 14 ogolaanaya...
Wednesday, April 14, 2021
-
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Cafis Madaxwayne Ufidiyay 484 Maxbuus Oo Ku Xidhan Jeelasha Dalka.
WAREEGTO MADAXWEYNE
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-650/042021, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee ...
Wednesday, April 14, 2021
-
Midowga Yurub Oo Ka Horyimid Mudo Kordhintii Loo Sameeyay Farmaajo, Kuna Hanjabay In Ay Joojinayaan Dhaqaalihii Ay Ku Taageerayeen Somaliya.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wakiilka u sareeya arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa qoraal adag ka soo saarey xaaladda Soomaaliya, waxaana ay si toos ah uga hor yimaadeen Madaxweynaha xilka korodhsadey Maxamed Cab...
Wednesday, April 14, 2021
-
Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Sida Uu Arko Waxka Badalka Lagu Sameeyay Xeerka Furista Ururada Siyaasada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye Axmed cabdi dheere ayaa ka hadlay waxka badalka golaha wakiiladu ku sameeyeen xeerka furista ururada siyaasada
Sidoo kale xisbiga kulmiye ayaa xisbiyada ...
Wednesday, April 14, 2021
-
Puntland Iyo Jubaland Oo War Kasoo Saaray Muddo Kordhinta Loo Sameeyay Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qoraallo kooban oo ka soo kala baxay maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayay kaga fal-celiyeen go’aankii muddo kororsiga ahaa ee xildhibaanada Goalah Shacabka Soomaaliya ay maanta u sameeyeen x...
Tuesday, April 13, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|