Dowladda Soomaaliya Iyo Maamulka Puntland Oo Eedaymo Kulul is-weydaarsaday
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay in rasaas iyo qoryaha darandoorriga u dhaca oo ay ciidammada Puntland u adeegsadeen Dad si nabadgelyo ah ugu...