-
Gudoomiyayaasha Ururada Xamaaliinta Dekeda Berbera Oo Beeniyay War Uu Sheegay Gudoomiyohoodii Hore Oo La Xidhiidha Shaqo Ay Isku Hayaan Shirkada DP World”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyayaasha Ururada Xamaaliinta Dekeda Berbera Oo Beeniyay War Uu Sheegay Gudoomiyohoodii Hore Oo La Xidhiidha Shaqo Ay Isku Hayaan Shirkada DP World"Daawo Muuqal
https://youtu.be/dxQ7pUL...
Thursday, March 18, 2021
-
Cuqaal,Odayaal Iyo Waxgarad Reer Berbera Ah Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Wax Ka Qabto Cabashada Ururada Xamaaliinta Dekeda Berbera”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Cuqaal,Odayaal Iyo Waxgarad Reer Berbera Ah Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Wax Ka Qabto Cabashada Ururada Xamaaliinta Dekeda Berbera"Daawo Muuqal
https://youtu.be/90J9NXlpYEI
&n...
Thursday, March 18, 2021
-
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Sheegay Tirada Dadka Sadexdii Bilood Ee Udanbeeyay Somaliland Ugu Geeriyooday Xanuunka Covid19
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inta La Xaqiijiyay 44 qof ayaa xanuunka Covid19 ugu dhintay Somaliland saddexdii bilood ee lasoo dhaafey, sida uu maanta ka sheegay shirkii Golaha Wasiirrada Wasiirka Horumarinta Caafimaadka.
Faahfaahin...
Thursday, March 18, 2021
-
“Xadhiga Ardaydu Xal Maha, Culays Badan Ayay Dugsiyadu ku Hayaan Ardayda iyo Waalidiinta”.Mujaahid Cabdirisaq Alpha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Cabdirisaq Ibraahin Kooshin(Cabdirisaq Alpha) oo kamid ahaa lixdii Arday ee loo Af duubay Diyaaradii Somali airline, kaddib markii Xukuumaddii Maxamed Siyaad Bare Dil ku Xukuntay, oo Waraysi sii...
Thursday, March 18, 2021
-
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Sheegay In Uu Shaqada Ka Joojiyay Iskuduwayaasha Wasaaradaha Qaar Oo Aan Kasoo Xaadirin Shir Loogu Yeedhay.
Gabiley(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka gabiley oo manta shir layeeshay iskuduwayaasha wasaaradaha dawlada ee gobolka ayaa sheegay in uu shaqada ka joojinayo xubnihii iskuduwayaasha ahaa ee kazoo xaadiri waayay shirkan oo la...
Thursday, March 18, 2021
-
Gudida Ka Hortaga Covid19 Ee Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay Tirada Kiisas Cusub Ee Laga Helay Xanuunka”Daawo Muuqal
Gabiley(Berberatoday.com)-Gudida heer gobolka ee ka hortaga xanuunka coronavirus ee gobolka gabiley oo maanta yeeshay shir deg deg ah ayaa shaaciyay tirada dadka laga helay xanuunka coronavirus labadii maalmood ee dunabeeyay oo ay...
Thursday, March 18, 2021
-
Ehelada Wiil Ku Xidhan Hargaysa Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad, Dhaawacyo Loo Gaystay Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
“Wasiir Kuxigeenka Arimaha Guduhu Wuxu Nagu Yidhi, Maxaa Saxaafada Indiin Geeyay Orda Aanu Sii Daynee Madaxwaynaha Iyo Inankiisa Soo Raali Galiya”Siciid Maxamuud Gahayr
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ehelada Aadan Xuseen Xaashi...
Thursday, March 18, 2021
-
Cilmi Baadhis Sheegtay In Dadka Tartiibta Usocda Dhaqso Ay Ugu Dhiman Karaan Xanuunka Coronavirus
Dadka sida tartiibta ah u socda waxay halista ku aaddan in loo dhinto cudurka Covid-19 uga dhow yihiin dadka kale, sida lagu ogaaday daraasad cusub.
Cilmi baarista ayaa lagu qeexay in qiyaas ahaan qofka socodka tartiibiya...
Wednesday, March 17, 2021
-
Roobabkii Guga Oo Ka Curtay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Togdheer”Daawo Muuqaal
Burco(Berberatoday.com)-Roobabkii Guga Oo Ka Curtay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Togdheer"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ydXWItP_c3I
Berberatoday.com...
Wednesday, March 17, 2021
-
Xisbiga UCID Oo Liiska 196 Musharax U Gudbiyey Komishanka Doorashooyinka Somaliland.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga ucid ayaa shaaciyay tirade musharixiinta wakiilada iyo degmooyinka ee ay ugudbiyeen liiskooda komishanka doorashooyinka
https://youtu.be/wJt9rqSk6JY
...
Wednesday, March 17, 2021
« Previous Page — Next Page »