Waa Tuma Samiya Hassan Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Tanzania.
Mama Saamiya Suluhu Xasan oo madaxweyne ku xigeenka Tanzania ahayd, tan iyo 2015-kii, ayaa la filayaa in ay xilka madaxweynaha la wareegto ka dib markii uu dhintay madaxweynihii dalkaas, John Magufuli.
Saamiya waxay xilka...