-
Gudida Gaadiidlayda Xamuulka Qaada Ee Tawfiiq Oo Walaac Ka Muujiyay Kor Ukaca Qiimaha Iibka Shiidaalka Fariina Udiray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wasiirka Ganacsiga”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudida Gaadiidlayda Xamuulka Qaada Ee Tawfiiq OO Walaac Ka Muujiyay Kor Ukaca Qiimaha Iibka Shiidaalka Fariina Udiray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wasiirka Ganacsiga"Daawo Muuqal
https://youtu.be/ZSpiZMF...
Wednesday, March 17, 2021
-
Saldhigga Ciidamada Mareykanka Ee Baqdaad Oo La Weeraray
Baqdaad(Berberatoday.com)-Toddoba gantaal ayaa Isniintii lala beegsaday saldhig marti-geliya ciidamada Mareykanka oo ku yaalla waqooyiga Baghdad, sida ay sheegeen ilo-wareedyo amni.
Waa wareeggii ugu dambeeyey weeraro is-daba j...
Wednesday, March 17, 2021
-
Deegaannada Al-Shabaab Maamusho Ee Soomaaliya Oo Lagu Soo Warramayaa In Dad Ugu Dhinteen Cudurka Covid-19
Muqdisho(Berberatoday.com)-Deegaannada ay ka talinayaan ururka Al-shabab ayaa lagu soo waramayaa in ay dad badani ugu geeriyoonayaan cudurka Covid-19, xilli degaanadaasi aanay ka jirin xarumo caafimaad oo lagula tacaalo dadka qaba...
Wednesday, March 17, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Heerka Covid-19 iyo Tallaalkiisa oo Dalka la Keenay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Abdi oo maanta hadal ka jeediyey Munaabsibad Shirkadda Somtel Hargeysa ku qabatay oo uu ka qaybgalay, waxa uu ka warramay heerka xanuunka Covid-19 dalka ka gaadhay t...
Wednesday, March 17, 2021
-
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakur Oo Sheegay In La Kala Qeybinaayo Ciidanka Xooga Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)- Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharax Madaxweyne ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu si adag uga digay in lakala qeybiyo ciidamada xooga dalka Soomaal...
Wednesday, March 17, 2021
-
Arrimaha Caafimaadka: Hepatitis B (Joonis Cad)
Arrimaha Caafimaadka: Hepatitis B (Joonis Cad)
Waa mar kale iyo qormooyinkii caafimaad ee taxanaha ahaa oo aynu maanta ku faaqidayno cudurka Hepatitis B.
Cudurka hepatitis B waa caabuq haleela unugyada beerka isla markaa...
Wednesday, March 17, 2021
-
“Shacabka Hargeysa Oo Aragtidooda Ka Dhiibtay Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Shacabka Hargeysa Oo Aragtidooda Ka Dhiibtay Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/4Xp1HaD7dsI
Berberatoday.com...
Wednesday, March 17, 2021
-
Sheekh Cabdillahi Sheekh Cali Jawhar Oo Talooyin Usoo Jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Cabdillahi Sheekh Cali Jawhar Oo Talooyin Usoo Jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi"Daawo Muuqal
https://youtu.be/YXk9rMDi8lQ
Berberatoday....
Wednesday, March 17, 2021
-
Diyaarad Sida 65,000 Doze Oo Talaalka AstraZeneca COVID19 Ah Oo Somaliland Soo Gaadhay Iyo Shaki Badan Oo Laga Qabo Isticmaalkiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Diyaaradii siday talaalka cudurka Covid19 ayaa shalay galinkii danbe ka soo dagtay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa.
Talaalkan oo noqonaya kii ugu horeeyey ee...
Wednesday, March 17, 2021
-
Ciidamada Sudan Oo Gacanta Ku Dhigay Mid Ka Mid Ah Hogaamiyeyaasha Maleeshiyada Itoobiyaanka Ah Ee Ay Dhulka Isku Haystaan
Qadaaref-Batiga Sudan(Berberatoday.com)-Ciidamàda Sudan ee ku sugàn bariga dalka Sudan ayaa todobaadkan gacanta ku dhigay mid ka mid ah hogaamiyeyaasha maleeshiyada Itoobiyaanka ah ee ay Sudan isku haystaan dhul beereed balaadha...
Wednesday, March 17, 2021
« Previous Page — Next Page »