-
Xildhibaan Guurtida Ka Tirsan Oo Ka Hadlay Abaarta, Kuna Baaqay In Alle Bari La Sameeyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed-weli Warsame Cali, oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay Abaaraha ka jira deegaanka ka tirsan dalka iyo xanuunka Covid_19 oo caalamka dib ugu soo laba ka...
Wednesday, March 17, 2021
-
Booyadaha Biyo Udhaamin Lahaa Deeganada Biyo La’aantu Ka Jirto Oo Cabasho Ka Muujiyey Kor Ukaca Shiidaalka”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Booyadaha Biyo Udhaamin Lahaa Deeganada Biyo La'aantu Ka Jirto Oo Cabasho Ka Muujiyey Kor Ukaca Shiidaalka"Daawo Muuqal
https://youtu.be/o0ZdB0jlhbI
Berberat...
Wednesday, March 17, 2021
-
Waxgaradka Midkamid Ah Musharixiintii Xisbiga Ucid Ee Xukuumadu Xidhay Oo Sheegay In Loo Diiday Warqadii Danbi La,aanta Iyo Madaxweyne Biixi-na Ku Eedeeyay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharax maxamuud Axmed dhadoon oo usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa ee dhawaan xukuumadu kasoo daysay xabsiga madheera iyo waxgaradka beeshiisa ayaa sheegay in loo diiday warqadii danbi la,a...
Wednesday, March 17, 2021
-
Saddexda Xisbi Oo Si Rasmi Ah U Soo Gunaanaday Kala Hufka Musharraxiinta Iyo Meehanowga Qaar Ka Mid Ah Musharraxiinta Seefta Xisbiyadu Galaafatay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saddexda Xisbi Qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI ayaa la sheegay inay si rasmi ah u soo gunaanadeen guddiyadii uu Xisbi weliba dhangkiisa u xil saaray kale reebista iyo kale shaandhaynta musharraxiinta ...
Wednesday, March 17, 2021
-
Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Kor Ukaca Ku Yimid Qiimaha Shidaalka”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Cadaalada Iyo daryeelka Somaliland ee ucid ayaa ka hadlay kor ukac kuymid qiimaha shidaalka Sidoo kale xisbiga Ucid ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada ganacsiga oo isagu hortgaana suu...
Wednesday, March 17, 2021
-
Dawladda Somaliland Oo Sheegtay Inay Dalka Ka Mastaafurisay Dad Si Sharci-darro Ah Hawlo Macdan-baadhiseed U Waday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay qab-qabatay isla-markaana ay dalka ka Mastaafurisay Shaqsiyaad si sharci-darro ah dalka u soo galay isla-markaana waday hawlo Macdan baadhis ah.
Wasiirka Wasaar...
Wednesday, March 17, 2021
-
Wax Ka Ogow Noocyada Kala Duwan Ee Talaalada Lagula Dagaalamo COVID19!.
Tan iyo sidii uu u bilaabmay cuddurkan safmareenka noqday ee Saameeya habdhiska neef mareenka loona yaqaan koofidh 19 Waxa dunidu ay dedaalo dheeraad ah u gashay sidii loo yarayn lahaa, loo daaweyn lahaa amaba looga hortagi lahaa ...
Wednesday, March 17, 2021
-
Maxaa Ka Jira In Kenya Lagala Wareegi Doono Dekedda Mombasa?
Mombasa(Berberatoday.com)-Wasiirka maaliyadda Kenya Ukur Yatani ayaa beeniyay wararka sheegayo in Kenya ay qarka u saaran tahay in Shiinaha uu kala wareego dekedda weyn ee Mombasa sababo la xiriira deymaha badan ee lagu leeyahay k...
Tuesday, March 16, 2021
-
Sarkaal Ciidan Oo La Dhashay Madaxweynihii Hore Ee Somaliya Cabdillahi Yusuf Axmed Oo Qarax Lala Beegsaday
Gaalkacayo(Berberatoday.com)-Sarkaal ka tirsan Laanta dambi-baadhista Puntland ee C.I.D, ayaa maanta oo Talaado ah ka badbaaday qarax lala beegsaday gaadhigiisa xilli uu marayay badhtamaha magaalada Gaalkacyo, sida ay xaqiijiyeen ...
Tuesday, March 16, 2021
-
Maamulka Sare Dawlada Hoose Degmada Berbera Oo La Wareegay 100 Talaagadood
Berbera(Berberatoday.com)-Maamulka Sare Dawlada Hoose Degmada Berbera Oo Ugu Horeeyo Guddomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Ahna Duqa Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin) Iyo Xoghaya Fulinta Dawlada Hoose De...
Tuesday, March 16, 2021
« Previous Page — Next Page »