Somaliland”Sahamin Lagu Samaynayo Dad Uu Ku Haleelay Caabuqa Covid-19
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in ay samaynayo Sahamin lagu ogaanayo tirada dadka uu haleelay Xanuunka Covid-19.
Sahamintan oo ay gacan ka gaysanayso hay`adda caafimaadka aduunka ee...