Kenya Oo Ka Baxday Dacwadda Badda Ee Ka Dhaxaysay Dawladda Soomaaliya
Hague(Berberatoday.com)-Dawladda Kenya, ayaa sheegtay in ay ka baxday dacwadda badda ee ka dhaxaysa Dawladda Soomaaliya, sababo la xidhiidha faafidda Xanuunka Covid_19.
Kenya waxay sheegtay in Xanuunka Covid_19 oo ku sababay i...
Kooxda Al-Shabab Oo Argagaxa Ku Haysa Dalka Mozambique
Weriyaha BBC-da Andrew Harding ayaa tagay dalka Muzambique si uu ugu guur gala dhibaatada ka dhalatay dagaalllada ay ku lug leeyihiin kooxaha Islaamiyiinta ee dalkaasi ka socdo.
Dadka qaar ay...