Dawlada Sucuudiga Oo Meel Marisay Sharaci Ajaaniibta Faraxad Galiyay
Sacuudi Carabiya ayaa meel marisay sharci in badan la sugayey oo ku saabsan in meesha laga saaro nidaamka 'Kafaala' ama kafaala-qaadka ee shaqaalaha ajnabiga uu qof wakiil uga noqonayey.
Shaqaalaha ajnabiga ee Sacuudi car...