-
Ilhaan Cumar Oo Xil Muhiim Ah Loo Magacaabay
Washington(Berberatoday.com)-Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Congress-ka ee dalka Mareykanka ayaa waxaa loo magacaabay guddoomiye ku-xigeenka guddi hoosaadka awoodda u leh arrimaha Afirka iyo arrimaha xuquuqul insaanka...
Friday, February 12, 2021
-
Shirkada Adeega Sharciga Ee Talosan Oo Ganafka Ku Dhufatay Amar Ay Soo Saartay Wakaalada Biyaha Hargaysi
Hargeysa(berberatoday.com)-Shirkada adeega Sharciyada ee Talosan oo sharci daro ku timaamay in Sacaadaha ay iibinayso Wakaalada Biyaha Hargaysi bulshadan uga digay inay isticmaalaan qalabkaas, arrimahaas waxaa ka hadlay Agaasimaha...
Friday, February 12, 2021
-
Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo Sharraxay Shuruudo Laga Rabo Dadka Degmo-beddelka Iyo Kaadh-deddelka Loo Samaynayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland. ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay bilaabmayso kaadh bedelashada degmo ilaa degmo iyo fursad la siiyay dadkii ay kaadhadhku kalumeen.
Guddoomiyah...
Friday, February 12, 2021
-
Haayada Shaqaalaha Somaliland Oo Awaamiir Kasoo Saartay Qofka Shaqaalaha Dawlada Katirsan Ee Doonaya In Uu Isa Sharaxo!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa sheegay inaan la ogolayn in Shaqaalaha Dawladdu ay ka mid noqdaan Musharraxiinta ka qayb-galaya doorashada Goleyaasha Waki...
Friday, February 12, 2021
-
Maraykanka Iyo Qaramada Midoobay Cadaadis Saaray Madaxda Waqtigu Ka Dhammaaday Ee Somaliya
Washington(Berberatoday.com)-Dowladda Mareykanka, ayaa kordhisay cadaadiska ay saarayo hoggaamiyaasha Soomaalida si ay dib ugu bilaabaan wadahadallada, iyagoo ku celceliyay baaqyo isku mid ah oo ay soo jeediyeen UN-ka iyo EU-da.
...
Thursday, February 11, 2021
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Iyo Xildhibaan Deegaanka Berbera Katirsan Oo Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Ku Dhaliilay Qiimaha Uu Ujaangoyay Iibka Laydhka Berbera”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Iyo Xildhibaan Deegaanka Berbera Katirsan Oo Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Ku Dhaliilay Qiimaha Uu Ujaangoyay Iibka Laydhka Berbera"Daawo Muuqal
https://yo...
Thursday, February 11, 2021
-
Duqa Degmada Berbera Cabdishakur Ciddin Oo Qaabilay Madaxda Uga saraysa Haayada GIZ ee Somaliland.
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha deegaanka Degmada Berbera ahna duqa Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin) Ayaa Xafiiskiisa Ku qaabilay Madaxda Haayada GIZ u Fadhida Somaliland.
Waftiga Ka Socday G...
Thursday, February 11, 2021
-
“Solar-kii Berbera Imaaradku Ku Caawiyay Waxa Loo Gacan Geliyay Shirkaddo Gaar Loo Leeyahay aan Unaxayn Shacabka”Maxamed Sidiiq Dhamme”Daawo Muuqal “
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Solar-kii Berbera Imaaradku Ku Caawiyay Waxa Loo Gacan Geliyay Shirkaddo Gaar Loo Leeyahay aan Unaxayn Shacabka"Maxamed Sidiiq Dhamme"Daawo Muuqal "
https://youtu.be/o5sAv2G_D3U
...
Thursday, February 11, 2021
-
Xukuumada Oo Xabsiga Madheera Udhaadhicisay Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid Iyo Waxgaradka Beeshooda Oo Madaxwayne Biixi Fariin Culus Udiray!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada booliska ayaa manta xabsiga madheera dhaaciyay labadii musharax ee dhawaan laga soo xidhay deegaanka garabis kuwaasi oo ka sharaxnaa xisbiga ucid ismarkaana aanay jirin wax dambi ah oo lagu hel...
Thursday, February 11, 2021
-
Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Xoolo Berbera Laga Dhoofiyey Sucuudigu Dib ugu Soo Celiyey”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Sababta Markab Xoolo ka qaaday Dekedda magaalada Berbera ay Dowladda Sucuudigu dib ugu soo celisey.
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Som...
Thursday, February 11, 2021
« Previous Page — Next Page »