|
Warar
-
Boqorka Burhaan Boqor Muuse Boqorka Beelaha Daarood Oo Tacsi Ka Diray Geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir”Daawo Muuqal
Qardho(Berberatoday.com)-Boqorka Burhaan Boqor Muuse Boqorka Beelaha Daarood Oo Tacsi Ka Diray Geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir"Daawo Muuqal
https://youtu.be/D69BXwPNpi0
Berberatoday....
Saturday, February 13, 2021
-
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland Oo Xilalkii Ka Qaaday Agaasimayaashii Tv-ga Qaranka Iyo Idaacada Radiyo hargeysa Oo Labaduba Xaalad Caafimaad Cisbataalada Hargeysa Uyaala
Wasiir Saleebaan Cali Koorre Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii TVga Qaranka Somaliland Maxamed Xasan Cali (Waji) xilli uu xaalad caafimaad u jiifo. Wasiirka ayaa xilkaasi...
Saturday, February 13, 2021
-
Warbixin Jidka Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Burburay Iyo Dareenka Ay Ka Bixiyeen Wadayaasha Gaadiidku”Daawo Muuqal
Wajaale(Berberatoday.com)-Jidka isku xidha magaalooyinka kalabaydh iyo wajaale ee gobolka gabiley ayaa burburtay kaasi oo maalin walba Soboba shilal iyo isku dhac gaadiidka.
Wadayaasha gaadiidka ukala goosha magaalooyinka i...
Saturday, February 13, 2021
-
Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Maansada “Doonyo Qaad” Ku Cabiray Xaalada Dalka Iyo Sida Ay Bulshada U Kala Qaybiyeen Kuwii Ay Xilka Udhiibteen.
Markay Daaf U Dhuratee
Dirqi Iyo Itaal tahay
Runta Dabarka lagu xidho
La fasaxo Dabuubaha
Doc faruurka beenaha
Xaqa daah ku qariyaan
Afku juuqda daayee
Dibno Aamusaanee
Nin dabcaa ka talo baxo
Ama laga d...
Saturday, February 13, 2021
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Shacabka Iyo Bahda Dhaqanka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Suldaan Maxamed Cabdiqaadir.
TACSI MADAXWEYNE: 12/02/2021
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa u...
Saturday, February 13, 2021
-
Qof Walba, Madax Iyo Riciyad, Rag Iyo Dumar, Waa Inuu Kelmada Wanaagsan Dadka Gaadhsiiyo” Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa u soo Jeediyey bulshada inaan waanada culimadda keliya laga sugin, balse loo baahan yahay in qof walba kaalinta uu ku leeyahay ka qaato gudashadeeda.
Khudbadi Ji...
Saturday, February 13, 2021
-
Suldaankii Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Goordhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
Alle ha,Unaxariistee Waxaa goordhawayd Magaalada Hargaysa ku geeriyooday Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ahaa suldaankii guud ee Beelaha Somaliland.
Suldaan ayaa la sheegay in uu ugeeriyooday xanu...
Saturday, February 13, 2021
-
Wada-hadallo Loogu Gogol-xaadhayo Qunsuliyad Kenya Ka Furanayso Hargeysa Oo Ka Bilaabmay Nairobi
Nairobi(Berberatoday.com)-Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland, ayaa Safar ku tagay Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.
Weftiga oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Wasaaradaha Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire iyo Qorshaynta ...
Friday, February 12, 2021
-
“Libaax Nin Ganay Iyo Nin Galaday Kala Og Shacabka Reer Saaxil Kala Og Ninka Duruuftooda Ka Hadlay Iyo Ka Danahiisa Gaarka Iska Raacda?Qalinkii axmed Nuur Jaamac Aadan
Maqaalkii daraato aan kaga hadlay laydhka berbera baaq dheer ayaan cod dheer ku diray waxaan uga mahad naqayaa oo baaqaa siduu ahaa uga soo jawaabay oo ka hawlgalay in berbera laydh jaban hesho xoghayaha arimaha bulshada ee Xisbig...
Friday, February 12, 2021
-
“Sababta Sacad Muuse Iyo Arab Ii Raaci Waayeen Waa Iyagoo Kala Garan Waayay Aniga Iyo Ina Mirihii Dagaalka Waday” Gudoomiye Faysal.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inay beelaha reer Somaliland markii uu Xisbiga sameeyey ay ka meegaan cahdigiisa oo ahaa markii laga soo noqday dagaalkii Sokeeye ee dalka,isla markaana ay u baadheen fay...
Friday, February 12, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|