|
Warar
-
Xafiiska Gaadiidka ee Magaalada Berbera wuxu mudan yahay ku dayasho
Cumar Cabdi Cumar, Agaasimaha gaadiidka ee magaalada Berbera waxa uu muujiyay shaqo wacnaan iyo dedaal dheeraada tan iyo markii loo magacaabay xafiiska maamulaha ee Berbera.
Cumar Cabdi, waxa uu isbedel maamul oo muuqda ku same...
Thursday, February 4, 2021
-
“Faysal Cali Waraabe Waa Abaal Laawe,Haduu Qirtay Gobonimada Reer Saaxil Muxuu Uqiran Waayay Gunadii Uu Sameeyay”Siyaasi Cabdiqaadi Cukaashe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Faysal Cali Waraabe Waa Abaal Laawe,Haduu Qirtay Gobonimada Reer Saaxil Muxuu Uqiran Waayay Gunadii Uu Sameeyay"Siyaasi Cabdiqaadi Cukaashe"Daawo Muuqal
https://www.youtube.com/watch?v=t6eJ8tVKdds
...
Thursday, February 4, 2021
-
“Waxaan Ka Xumahay inaan Madaxweynuhu Aqoonsan Aqalka Sare iyo inaan Anigu Somaliland Metelo..” Guddoomiye Cabdi Xaashi
Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi, ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo aanu aqoonsanayn Golaha Sare awoodaha Dastuurku...
Thursday, February 4, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Kulan Layeeshay Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobay James Swan!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa galabta kulan magaalada hargaysa kula yeeshay wakiilka xoghayaha qaramada midoobay Uqaabilsan Somaliland iyo somaliya oo safar ku jooga hargaysa.
Be...
Thursday, February 4, 2021
-
“Maanta Gunnimadii Hargaysa Inaga Raacda Aynu Iska Maydhno, Oo Aan Soo Saarno Xildhibaan, Ilayn Ciise Muuse Toban Uma Qaybsami karee.” Xil, Siciid Cilmi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana mid ah siyaasiyiinta Somaliland oo ka hadlay munaasibad lagu shaacinayay musharax golaha wakiilada gobolka maroodi...
Thursday, February 4, 2021
-
Cabdillaahi-jawaan Oo Ku Baaqay In Doorashooyinka Isku Sidkan Loo Xulo Dad Waxtari Kara Dalka Iyo Dadkaba
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar, ayaa soo dhaweeyey go’aanka Guurtidu ka gaadhay soo jeedintii Madaxweynaha, waxaanu sheegay in loo baahan yahay la soo xulo dad mudakar oo aqoon iyo xilkasnimo leh...
Thursday, February 4, 2021
-
Dawlada Sucuudiga Oo Dalkeeda Ka Mamnuucday In Ay Soo Galaan Muwaadiniinta 20 Dal Iyo Sababta!
Riyadh(Berberatoday.com)-Dawlada Boqortooyada Sucuudi Arabiya ayaa dalkeeda Ka Mamnuucday In Ay soo galaan Muwaadiniinta 20dal sobobta la xidhiidha fiditaanka Xanuunka Corona Virus oo kor ukacay dadka laga helay
https://youtu.b...
Thursday, February 4, 2021
-
Musharixiinta Maxamed Dable Iyo Maxamed Jaamac Liiban Oo Xaflad Mahad Celin Iyo Shaacin Isugu Jirta Usameeyay Taageerayaashooda Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Kala Qeyb Galay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Musharixiinta Maxamed Dable Iyo Maxamed Jaamac Liiban Oo Xaflad Mahad Celin Iyo Shaacin Isugu Jirta Usameeyay Taageerayaashooda Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Kala Qeyb Galay"Daawo Muuqal
https:/...
Thursday, February 4, 2021
-
Sidee Ay Isku Yihiin Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Beesha Caalamku?faallo.
Ma Dhab baa In xukuumada Somaliland Ee Uu Gadhwadeenka ka Yahay Madaxwayne Biixi Cadaadis Iyo Cunaqabatayn Beesha Caalamka Ahi Saaran Tahay Ilaa Intii Uu Talada Dalka Hogaaminayey?Aqoonyahan Dhimbiil.
Waxa la Dareensanaa sanadi...
Thursday, February 4, 2021
-
“Reer Saaxil Iyo Jamaal Cali Xuseen Abaal Baan Uhayaa Oo Hadaan Jamaal Noo Iman Xisbigu Saaxada Siyaasada Wuu Ka Bixi Lahaa Oo Wuu Iga Baabi,i Lahaa”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Reer Saaxil Iyo Jamaal Cali Xuseen Abaal Baan Uhayaa Oo Hadaan Jamaal Noo Iman Xisbigu Saaxada Siyaasada Wuu Ka Bixi Lahaa Oo Wuu Iga Baabi,i Lahaa"Gudoomiye Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqal
https://y...
Wednesday, February 3, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|