-
“Reer Jabuuti Nin Sii Dooran Doorashadiisa, Maxaa Uga Dan Ah”Siyaasi Cali Guray.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kelitalisnimadu way noocyo badan tahay. Ta ugu casrisan waxa la yidhaa Dumuqraadiyadda Kelitalinta (democracy of dictatorship). Doorashadu mar kasta si nabadgelyo ah way u dhacdaa laakiin tartan xalaal a...
Friday, December 25, 2020
-
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Oo Isku Bedel Ku Sameeyay Isuduwayaasha Wasaaradaas Ee Gobolada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Oo Isku Bedel Ku Sameeyay Isuduwayaasha Wasaaradaas Ee Gobolada
Berberatoday.com...
Thursday, December 24, 2020
-
Dawladda Jabuuti Oo Wefti U Dirtay Xuduudka Soomaaliya Iyo Kenya
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegtay inay Wefti u dirayso Xuduudka ay wadaagaan Dalalka Soomaaliya iyo Kenya, ka dib markii urur-goboleedka IGAD uu Jabuuti u xil-saaray inay xal u raadiso khilaafk...
Thursday, December 24, 2020
-
Ujeedka Safar Taliyeyaasha Millateriga Iyo Booliska Somaliland Ku Tageen Tukaraq Iyo Laascaanood
Laascaanood(Berberatoday.com)-Taliyeyaasha Ciidammada Millateriga iyo Booliska Somaliland Nuux Ismaac’iil Taani iyo Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale oo ay weheliyaan Saraakiil kale, ayaa Khamiistii maanta gaadhay magaalada Laascaa...
Thursday, December 24, 2020
-
“Anagu Dooni Mayno In Miisaaniyada La Noogu Darro lacag Sabootin Ah” Xildhibaan Nac Nac.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan axmed diiriye nacnac oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee mudadii kasii dhamaanayso ayaa ka hadlay safarka madaxwayne biixi ku tagay jabuuti
Sidoo kale xildhibaan nacnac ayaa sheeg...
Thursday, December 24, 2020
-
Madaxwaynaha Somaliland Iyo Madaxwaynaha Jabuuti Oo Kulan Yeeshay Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo qasriga mada...
Thursday, December 24, 2020
-
Maamulka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Dilal Isku Xig-xigay Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalo Madaxda Gobolka Sool ee Laascanood Ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxaa ka dhacay dilal, iyadoo Qofkii ugu dambeeyey shalay subax meydkiisa laga helay Magaalada.
Maamulka Gobolka Sool oo arr...
Thursday, December 24, 2020
-
Markab Sida Afar Kamid Wishaanta Casriga Ah Ee Dekeda Cusub Lagu Xidhi Doono Oo Marsada Berbera Maanta Soo gaadhay
Berbera(Berberatoday.com)-Dekeda Berbera Waxa Maanta Soo Gaadhay Markab Sida Afar Kamida Wiishaanta Casriga Ah Ee Lagu Xidhi Doona Dekeda Cusub Ee Shirkada DP World Dhismeheeda Hirgalisay Oo 400 MT Ah. Wiishashkan Oo Ah Nooc...
Thursday, December 24, 2020
-
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Hadheeyay Shir Waynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Iyo Fariinta Uu Udiray Suxufiyiinta”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Hadheeyay Shir Waynaha Ururka Solja Iyo Fariinta Uu Udiray Suxufiyiinta Somaliland"Daawo Muuqal
https://youtu.be/AmGroLksLqI
...
Thursday, December 24, 2020
-
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Macalin Cabdilaahi Jaamac Bookh Oo Mudo Dheer Kamid Ahaa Bahda Waxbarshada Somaliland”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle Ha unaxaristee waxaa manta magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay Marxuum Macalin Cabdilaahi Jaamac Bookh oo mudo dheer kamid ahaa barayaasha waxbarashada Somaliland ee seeska udhigay waxbarash...
Thursday, December 24, 2020
« Previous Page — Next Page »