-
48 Dhaliyaro Tahriibayaal Ah Kuna Xanibnaa Libiya Oo Dib Loogu Soo Celiyay Somaliland”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garoonka diyaaradaha caasimada hargaysa ayaa lagu soo dhaweeyay 48dhalinyaro ah oo tariib hore ugu tagay dalka libaya oo ay mudo ku xanibnaayeen kuwaasi oo dib loogu soo celiyay dalkoodii Hooyo ee somali...
Thursday, December 24, 2020
-
Maraykanka Oo Xeebaha Soomaaliya Geeyay 2500 Kamid Ah Ciidamadeeda Badda
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Mareykanka ayaa illaa 2500 kamid ah ciidamadeeda badda ah geysay xeebta Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan daabulka 800 oo askari uu Maraykanka kala baxayo Soomaaliya, taliska Maraykanka Afrika ...
Wednesday, December 23, 2020
-
Ugaas Sheekh Cali-Iid Yusuf Cali Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Bogaadiyay Musuqmaasuqa Uu Sheegay Inuu Xakameeyay Iyo Safarada Uu Dalalka Afrika Aqoonsiga Kaga Raadinayo+”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Ugaas Sheekh Cali-Iid Yusuf Cali Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Bogaadiyay Musuqmaasuqa Uu Sheegay Inuu Xakameeyay Iyo Safarada Uu Dalalka Afrika Aqoonsiga Kaga Raadinayo+"Daawo Muuqal
https://...
Wednesday, December 23, 2020
-
Qaramada Midoobay Oo Baadhitaan Ka Sameynaysa Gobolka Tigray
Mekelle(Berberatoday.com)-Qaramada Midoobay ayaa ku dadaaleysaa in ay koox ka socota ay tagaan gobolka Tigray, si ay u baadhaan xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee la sheegay oo ay ka mid yihiin dil wadareed ka dhacay gobolkaasi, ka...
Wednesday, December 23, 2020
-
Siyaasi Waran cade Oo Ka Hadlay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Igad, Sheegayna In Somaliya Aanay Daacad Ka Ahayn Wadahadalada.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali maxamed warancade lataliyaha gaar ah ee madaxwaynaha somaliland ayaa ka hadlay qodobadii kasoo baxay shirkii igad ee ka dhacay dalka jabuuti oo kaasi oo lagu soo hadal qaaday sidii loosii wa...
Wednesday, December 23, 2020
-
Warbaahinta Caalamka Oo Wax Ka Qortay Sida Ay Somaliya Ugu Fashilantay Shirkii Urur Gobolleedka IGAD!
Jabuuti(Berberatoday.com)-Warbaahinta Kenya ayaa qortay in Soomaaliya ay ku fashilantay Isku daygii ahaa in Kenya lagu canaanto shirkii urur gobolleedka IGAD.
War murtiyeedkii kasoo baxay shirkii urur goboleedka IGAD lagu...
Wednesday, December 23, 2020
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soodhaweeyay Madaarka Dalka Jabuuti
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Madaarka Caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti.
Madaxweynaha iyo weftigiisa waxaa halkaasi ku soo dhaw...
Wednesday, December 23, 2020
-
“Hadii Ay Gabiley Iyo Berbera Naaskoodu Udhiiqay, Maaha In Lagu Xajiimeeyo”Mayer Cabdishakur Ciddin”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka magaalada berbera Cabdishakuur Cidin ayaa u jawaabay xisbiyada iyo dadka dhaliila miisaaniyada dawladaha hoose ee dalka oo si gaara loo bartilmaameedsado degmooyinka qaar isagoo sheegay dadka ka...
Wednesday, December 23, 2020
-
Horta Ma Isbedel Baa Socda Mise Shirqool? Halkeese Ayay Somaliland Kaga Jirtaa?Siyaasi Cali Guray,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland wadamada ay Deriska la tahay ee xuduudaha ay la wadaagto oo dhami si toos ah ayay arimaheeda gudaha ugu hayaan farogelin joogto ah. Dawladda Itoobiya waxay si gaar ah uga hortimi danihii istra...
Wednesday, December 23, 2020
-
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Safar Marti Qaad Ugu Baxay Dalka Jabuuti”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Safar Marti Qaad Ugu Baxay Dalka Jabuuti"Daawo Muuqal
https://youtu.be/UieDujZllYg
Berberatoday.com...
Wednesday, December 23, 2020
« Previous Page — Next Page »