-
“Khilaaf Weynbaa Ka Dhexeeya Madaxweyne Muuuse Biixi Iyo Beesha Degta Gobalka Hawd “Masuuliyiin Xisbiga Wadani Uhadlay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Khilaaf Weynbaa Ka Dhexeeya Madaxweyne Muuuse Biixi Iyo Beesha Degta Gobalka Hawd "Masuuliyiin Xisbiga Wadani Uhadlay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/EJ2huWpLucg
...
Saturday, November 14, 2020
-
Xulka Gobolka Hawd Oo Mudo 4 Sano Ah Laga Mabnuucay Ciyaaraha Gobolada Somaliland Iyo Sababta Loo Cuskaday”Daawo Warbixin Muuqal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xulka Gobolka Hawd Oo Mudo 4 Sano Ah Laga Mabnuucay Ciyaaraha Gobolada Somaliland Iyo Sababta Loo Cuskaday"Daawo Warbixin Muuqal Ah
https://youtu.be/7z1kfm6qwoY
Berber...
Saturday, November 14, 2020
-
Somaliland Iyo Qaramada Midoobay Oo Isku Soo Dhawaaday, Ka dib Khilaaf Culus Oo Dhawaan Ka Dhex Qarxay
Akhri Qodobbo Ay Isku Afgarteen Madaxweynaha Somaliland Iyo Ergayga Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Oo Mar Kale Telefoon Ku Wada-hadlay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland iyo Qaramada Midoobay ayaa ku heshiiyey in...
Saturday, November 14, 2020
-
Saraakiisha Doorashada Dalka Mareykanka Oo Diiday Eedeymaha Trump Ee Ku Shubashada.
Washington DC(Berberatoday.com)-Haayadaha doorashada dalka maraykanka haya ayaa gabi ahaanba diday eedaymhi madaxwayne trump ee ahaa in lagu shubtay
Sidoo kale gudida doorashada dalka maraykanka ayaa sheegay in doorashada iyo...
Saturday, November 14, 2020
-
Raysal-wasaare Abiy Ahmed Oo Hogaamiye Cusub U Magacaabay Gobolka Tigrey, Soona Saaray Waaran lagu Soo Qabanayo Madaxda TPLF.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Ayaa Dr. Mulu Nega u magacaabay madaxa fullinta ee gobolka Tigray.
Ra’iisul Wasaaraha Abiy Axmed oo barta bartiisa Twitter-ka ku Baahiyay qoraalkan ayaa ...
Saturday, November 14, 2020
-
“Ma Jirto Cid Guulaysatay, Hargaysa Stadiumna Noqon Maayo Tukaraq” Maamulka Xulka Gobolka Hawd.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Tababaraha xulka gobolka hawd ,isuduwaha wasaarada ciyaaraha ee gobolka awdal iyo qaarkamid ah ciyaartoyga gobolka ayaa ka hadlay murankii ka dhashay ciyaartii galabta ee dhexmarat gobolka daad madheedh ...
Saturday, November 14, 2020
-
Maamulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Tirada Dadka Shacabka ah Iyo Askarta Ku Dhaawacan Tahay Rabshadihii Ka Dhashay Ciyaartii Galabta. H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka maroodi jeex iyo Maayarka caasimada hargaysa ayaa siwada jir ah uga hadlay Khasaaraha ka dhashay rabshadihii ka dhacay garoonka Hargeisa stadium oo ay kuwada ciyaarayeen xulalka gobol...
Saturday, November 14, 2020
-
Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Dhexmaraysa Xulalka Gobolada Maroodijeex Iyo Gabiley
Hargeysa(Berberatoday.com)-Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Dhexmaraysa Xulalka Gobolada Maroodijeex Iyo Gabiley
https://youtu.be/EKkH3u2xVtk
Berberatoday.com...
Saturday, November 14, 2020
-
Midowga Afrika Oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Ciidamada AMISOM Oo Qoomiyada Tigreey Kasoo Jeeda.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ururka Midowga Afrika ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga General Gebreegziabher Mebratu Melese oo ka soo jeeday qoomiyada Tigreega .
Dawladda Itoobiya ayaa 10 ...
Saturday, November 14, 2020
-
Cabdirashiid Nuur Wacays Iyo Cabdillahi Muuse Cabdi Oo Wada Jir Ushaaciyay Musharaxnimadooda Golayaasha Deeganka Berbera Iyo Golaha Wakiilada Somaliland”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Cabdirashiid Nuur Wacays Iyo Cabdillahi Muuse Cabdi Oo Wada Jir Ushaaciyay Musharaxnimadooda Golayaasha Deeganka Berbera Iyo Golaha Wakiilada Somaliland"Daawo Muuqal
https://youtu.be/F510MXWNdu8
&nb...
Friday, November 13, 2020
« Previous Page — Next Page »