|
Warar
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Raysal Wasaaraha Itoobiya Ugu Baaqay In Uu Joojiyo Dagaalka Uu Ku Qaaday Gobolka Tegreyga, “
“Raysal-wasaaraha Itoobiya, Waxaanu Leenahay Raysal-Wasaare Isma Qabtaan Waxaan Helay Biladdii Nabadda Iyo Dagaal Ayaan Ku Qaadayaa Dad Umaddayda Ka mid Ah Oo Aan Leeyahay Khasab Isku Dhiiba”Gudoomiyaha xisbiga Ucid.
Hargey...
Monday, November 16, 2020
-
Dacwad Ka Dhan Ah Madaxwayne farmaajo Iyo Raysal-wasaare Rooble Oo Loo Gudbiyay Beesha Caalamka,
Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Dacwad ka dhan ah Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Rooble u gudbiyay Bee...
Monday, November 16, 2020
-
Shirwaynaha Technolajiyada Somaliland Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirwaynaha Technolajiyada Somaliland oo mudo laba maalmood ah ka socday magaalada hargaysa ayaa lasoo gabo gabeeyay.
Waxaana shirwaynaha Tecnolajiyada jsl maalintii shalay Ahayd daah furay madaxw...
Monday, November 16, 2020
-
Xildhibaan Qabile Oo Sheegay Inaanu Xal Ahayn Ganaaxa Lagu Soo Rogay Xulalka Kubadda Cagta Ee Gobollada Dalka Qaarkood
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka digay wax kasta oo umadda kala fogaynaya, waxaanu ku baaqay in ganaax iyo ciqaab oo lagu dhaqaaqa aanay wax tarayn ...
Sunday, November 15, 2020
-
Madaxweynaha Cusub Ee Maraykanka Oo Loo Soo Jeediyey Inuu Qunsuliyado Ka Furo 7 Magaalo Oo Hargeysa Ku Jirto
“Turkiga, Itoobiya iyo Jabuuti dhammaantood waxay qunsuliyado ku leeyihiin Hargeysa; waa wakhtigii Mareykanku ku biiri lahaa…” Michael Rubin
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay Dalka Mar...
Sunday, November 15, 2020
-
Shir Lagaga Hadlayo Horumarinta Tiknoolajiyada Jsl Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Madax Kala Duwan Oo Ka Qaybglay,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirka Tiknoolajiyada Somaliland Oo ay soo agaasintay wasaarada isgaadhsiinta technolajiyada jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo laga hadli doono ka faa,iidaysiga te...
Sunday, November 15, 2020
-
Diblamaasiyiin Fadhigoodu Yahay Magaalada Asmara Oo Xaqiijiyay In Lagu Garaacay Gantaalo Iyo Goobaha Ay Ku Dhaceen! A
Asmara(Berberatoday.com)-Diblomaasiyiin fadhigoodu Yahay Magaalada Asmara Ee Dalka Ereteriya ayaa Wakaalada wararka ee Reuters U xaqiijiyay in caawa ugu yaraan saddex Gantaal lagu garaacay Magaalada Asmara Ee Caasimada Dalka Eretr...
Sunday, November 15, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Qeyb-galay Ciyaartii Kama Danbaysta Ahayd Ee Koobka Kubbadda Koleyga Oo Xalay Xulka Maroodi Jeex Kaga Guulaystay Xulka Gobolka Saaxil”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo caawa ka qeyb-galay Ciyaartii kama danbaysta ahayd ee Koobka Kubbadda Kolayga oo ka dhacday garoonka Tima-cade ee Caasimadda Hargeysa,...
Sunday, November 15, 2020
-
Masuul Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo Saluug Ka Muujiyey Muddada Diiwanagelinta Ee Gobolka Sanaag
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghaye ku-xigeenka Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Jamaal Jaamac Xaamud, kana soo jeeda Gobolka Sanaag ayaa ka hadlay Diiwaangelinta la filayo inay dhawaan dalka ka dhacdo, waxaanu wax aad loola yaabo ku ...
Saturday, November 14, 2020
-
Mamulka Hayada Dekedaha Somaliland Oo Xilkii Ukala Warejiyay Gudoomiyihii Hore Ee Murqmaalka Dekeda Berbera Iyo Gudoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay”Daawo Muuqal
Berberatoday.com)-Mamulka Hayada Dekedaha Somaliland Oo Xilkii Ukala Warejiyay Gudoomiyihii Hore Ee Murqmaalka Dekeda Berbera Iyo Gudoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/jwGi6LJSH4A
...
Saturday, November 14, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|