-
Wasaaradaha Maaliyadda Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Baanka Adduunka La Saxeexday Heshiis Kor Loogu Qaadayo Korontada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Bangiga adduunka, ayaa sheegay inuu ka caawinayo Somaliland iyo Somaliya marshuuc kor loogu qaadayo korontada, gaar ahaan ta la cusboonaysiin karo (renewable). Marshuucaas oo ay ku baxayso lacag dha...
Tuesday, November 17, 2020
-
Wefti Ka Socda Shirkadda Shidaalka EeTrafigura Oo Shalay Ku Yimid Caasimadda Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Weftiga ka socda Shirkadda Shidaalka Trafigura ayaa Shalay socdaal ku yimid Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Waxa Weftiga Madaarka kaga hor-tagay oo soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda iy...
Tuesday, November 17, 2020
-
Magacyada Dadka Muslimka Ah Ee Wacdaraha Ka Dhigay Doorashadii U Dambaysay Ee Maraykanka!
USA(Berberatoday.com)-Qaybtii labaad ee warbixin ay shabakadda ‘Middle East Eye’ ee dalka Ingiriisku cinwaan uga dhigtay, “Doorashooyinka Maraykanka 2020: Murashaxiinta Muslimiinta Maraykanka ee taariikhda sameeyey” oo ka ...
Tuesday, November 17, 2020
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Oo Dalka Kusoo laabtay Kana Warbixiyay Socdaalkuu Ku Maqnaa”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Oo Dalka Kusoo laabtay Kana Warbixiyay Socdaalkuu Ku Maqnaa"Daawo Muuqal
https://youtu.be/z8NE3OubARI
Berberat...
Tuesday, November 17, 2020
-
Gobolka Daadmadheedh Oo Ku Guulaystay Koobkii Horyaalka Gobolada Somaliland Gobolka Maroodijeexna Garaacay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xulka Gobolka Daadmadheedh ayaa Ku Guulastay koobkii hopryaalka Gobolada Somaliland oo bishii udanbaysay ka socday Garoonka Kubada Cagta Caasimada Somaliland ee Hargeysa waxaanay Natiijo 2 Gool iyo 1 ah ...
Monday, November 16, 2020
-
Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Kama Dambaysta Ah Ee Dhexmaraysa Xulalka Maroodijeex Iyo Daadmadheedh
Hargeysa(Berberatoday.com)-Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Kama Dambaysta Ah Ee Dhexmaraysa Xulalka Maroodijeex Iyo Daadmadheedh
https://youtu.be/KXW2kF5xep0
Berberat...
Monday, November 16, 2020
-
Hoggaamiyaha Tigreega Oo Xaqiijiyay Inay Duqeeyeen Garoonka Diyaaradaha Ee Asmara
Asmara(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha Gobolka Tigray ee Ethiopia Debretsion Gebremichael ayaa xaqiijiyay in ciidamada Tigreega ay duqeeyeen garoonka diyaaradaha ee caasimada Asmara ee Eriteriya.
Dhacdadaani ayaa waxa ay sar...
Monday, November 16, 2020
-
Itoobiya Oo Sheegtay Inay Qabatay Xubno Argaggixiso Ah Iyo Al-Shabaab Oo Si Adag Uga Jawaabtay
Somalia/Ethiopia(Berberatoday.com)-Xarakada Al-Shabaab, ayaa beenisay war dowaldda Itoobiya ku sheegtay inay gudaha dalkeeda ku qabatay, isla markaana xidheen xubno ka tirsan Xarakooyinka Al-Shabaab iyo ISIS ee ka dagaallama qaybo...
Monday, November 16, 2020
-
Xus Baroordiiq Ah Oo Hargeysa Loogu Sameeyay Askartii Dawlada Ingiriiska Kaga Dhimatay Dagaalkii Koowaad Ee Aduunka Iyo Masuuliyiin Xukumada Katirsan Oo Ka Qeyb Galay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa lagu qabtey xus loogu baroordiiqayo ciidankii kaga dhintey dagaalkii koowad ee adduunka dawlada Ingiriiska.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe, Safi...
Monday, November 16, 2020
-
Somaliland”Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Jabuuti Usaxeexday Heshiis Madaxweyne Siilaanyo Ka Diiday 2012-kii
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Muuse Biixi hoggaamiyo, ayaa dowladda Djibouti u saxeexday heshiish Madaxweyne Siilaanyo 2012-kii ka diiday Jamhuuriyadda Jabuuti, kaas oo ah heshiis Biyo ay marar kal...
Monday, November 16, 2020
« Previous Page — Next Page »