-
Ujeedka Kulan Laba Geesood Ah Oo Dhexmaray Somaliland Iyo Itoobiya
Burco(Berberatoday.com)-Shir ku saabsan adkaynta nabadgeliyadda iyo isu socodka bulshadda ayaa magaaladda Burco ku dhex maray Somaliland iyo dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Shirkaasi oo socday hal maalin ayaa la xidhiidha...
Wednesday, November 18, 2020
-
Hogaamiyayaasha Afrika Oo Wada Dedaalo Lagu Joojinayo Dagaalka Itoobiya Iyo Gobolka Tigreyga.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah hogaamiyayaasha qaarada africa ayaa doonaya dadaalo ay ku dhex dhexaadinayaa dawlada fadaraalka itoobiya iyo ismaamulka tegreega oo maalmihii udanbeeyay uu dhex marayay dagaalo lagu hoobt...
Wednesday, November 18, 2020
-
Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Si Adag Uga Horyimid Qoraal Kasoo Baxay Wasaarada Warfaafinta Kuna Baaqay In Wasaaradaas Hanti Dhawr La Galiyo”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Si Adag Uga Horyimid Qoraal Kasoo Baxay Wasaarada Warfaafinta Kuna Baaqay In Wasaaradaas Hanti Dhawr La Galiyo"Daawo Muuqal
https://youtu.be/wLX4...
Wednesday, November 18, 2020
-
Dhalinayaro Ka Kala Yimi Burco Iyo Hargeysa Oo Taageeray Musharaxnimada Mayar Cabdishakur Cidin Iyo Aadan Cismaan Xarbi”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Dhalinayaro Ka Kala Yimi Burco Iyo Hargeysa Oo Taageeray Musharaxnimada Mayar Cabdishakur Cidin Iyo Aadan Cismaan Xarbi"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Mdz2sp_7rOw
...
Tuesday, November 17, 2020
-
Lix Ruux Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali oo faah faahiin ka bixiyay qarax uu geystay qof ismiidaamiye ah ayaa sheegay in uu sababay geerida Lix ruux.
Qofkan ismiidaamiyaha ayaa...
Tuesday, November 17, 2020
-
Abiy Ahmed” Wuxuu Dhamaaday Waqtigii Loo Qabtay In Ay Isku Soo Dhiibaan Jabhada TPLF
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay in uu soo dhamaaday waqtigii loo qabtay inay isku soo dhiibaan maleeshiyaadka iyo ciidamada TPLF ee weli la dagaalamaya ciidamadiisa.
...
Tuesday, November 17, 2020
-
Ciidammada Dawlada Itoobiya Oo Magaalo Kale Oo Muhiim Ah Ka Qabsaday Tigray-ga.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xukuumadda raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta sheegtay inay qabsatay magaalo kale oo ku taalla waqooyiga gobolka Tigray, kadib ku dhowaad laba toddobaad oo dagaal uu ka socday gobolkaasi...
Tuesday, November 17, 2020
-
Madaxweyne Biixi Oo Aan Weli Fullin Heshiis Afar Qoddob Ka Koobnaa Oo Uu Sannadkii Hore La Galay Madax-Dhaqameedka Deegaamada Sanaag Bari Iyo Gobolka Badhan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Biixi ayaa la sheegay in aanu fulin ilaa hadda saddex qoddob oo kamid ahaa nuxurka heshiis afar qoddob ka koobnaa oo uu kal hore Magaalada Hargeysa kula galay salaadiin, isimmo, cuqaal, aqoony...
Tuesday, November 17, 2020
-
Madaxweyne Geelaha Jabuuti Iyo Xukumadiisa Oo War Ka Soo Saartay Dagaalka Itoobiya
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dowladda Jabuuti sheegtay inay dhaxdhaxaadin ka gali doonto sidii loo soo afjari lahaa dagaalka ka socda dalka haddii loo baahdo.
Jabuuti ayaa warkan soo saartay kaddib kulan dhaxmaray Madaxweyne Ismaa...
Tuesday, November 17, 2020
-
Qatar Oo Ka Hadashay Heshiisyada Israa’iil Iyo Dalalka Carabta
Doha(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Qatar ayaa sheegey in xidhiidhka ay dalal Carbeed la sameeyeen Israa’iil uu majaxaabineyo dadaallada lagu doonayo in Falastiin ay dal ku noqoto, balse waxa uu sheegey in dalalk...
Tuesday, November 17, 2020
« Previous Page — Next Page »