|
Warar
-
Alle Ha Unaxariisto Marxuum Suldaan Maxamed Maxamud Xandule(Indha Case) Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle SWT Ha Unaxariisto Marxuum Suldaan Maxamed Maxamud Xandulle oo ku magac dheeraa Indhacase oo Caawa Hargeyasa Ku Geeriyooday,
Marxuumka ayaa ugeeriyooday xanuun uu ujiifay bilihii udanbeeyay oo as...
Wednesday, November 18, 2020
-
“Doorashadii Dhawayd Tolaay Ayaa Habar Yoonisaay Iyo Sacad Muusaaybaa La Yidhi, Aniga Reer Yaraan Ayaa La Igu Riday” Faysal Cali Waraabe.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay qaabkii loo codeeyay doorashadii madaxwaynaha ee 2017 iyo dhibaatada laga faa,iiday qabyaaladii lagu codeeyay,
https://youtu.b...
Wednesday, November 18, 2020
-
Ilhaan Cumar Oo Eedeyn Ujeedisay Xukuumadda Itoobiya Ee Abyi Ahmed Hogaamiyo
Wahington(Berberatoday.com)-Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Congress-ka Mareykana ayaa markii ugu horreysay ka hadashay xiisada dagaal ee dalka Itoobiya.
Qoraal kooban oo ay soo saartay Ilhaan Cumar ayaa waxa uga hadashay daga...
Wednesday, November 18, 2020
-
Maayarka Caasimada Oo Ka Warbixiyay Adeeg Cusub Oo Ay Dawlada Hoose Soo Kordhisay Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka Caasimada Oo Ka Warbixiyay Adeeg Cusub Oo Ay Dawlada Hoose Soo Kordhisay Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka"Daawo Muuqal
https://youtu.be/ev2M1wVIabg
B...
Wednesday, November 18, 2020
-
Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geeriyada Marxuum Siyaasi Cumar Carte.
TACSI MADAXWEYNE: 18/11/2020
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi a...
Wednesday, November 18, 2020
-
Alle Ha Unaxariisto Cumar Carte Qaalib Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha unaxariistee waxaa goordhaweyd magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ku geeriyooday siyaasigii weynaa ee Cumar Carte Qaalib.
Cumar Carte Qaalib ayaa mudo dheer u jiifay xanuun soo wajahay...
Wednesday, November 18, 2020
-
Xukuumadda Somaliland Oo Soomaaliya Umasaafurisay Lammaane Is Qaba Oo Lagu Eedeeyay Inay Diinta Kiristaanka Faafinayeen
Ninku wuxuu u dhashay Soomaaliya, laakiin haweenayda ayaa reer Somaliland ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa dalka ka masaafurisay lammaane is qaba, oo lagu eedeeyay inay dalka ku faafinayeen diinta Ki...
Wednesday, November 18, 2020
-
Dagaalka Dawladda Itoobiya & TPLF Iyo Dalalka Gobolka Ee Uu Saamaynta Ku Yeelan Karo!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Itoobiya ayaa dagaal adag kula jirta maamulka gobalka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya. Waa colaad ka aloosantay dalka labaad ee Afrika ugu shacabka badan, waxaanu dagaalka oo sii xumaadaa saamay...
Wednesday, November 18, 2020
-
Yaa Ka Dambeeya Dagaalka Ka Holcaya Gobolka Tigray Ee Dalka Itoobiya?
Maqala(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah wargeysyada Carabta ayaa waxay wax ka qoreen dagaalka ka socda dalka Itoobiya iyo howlgalka ay gobolka Tigray ka wado dowladda dhexe ee uu Ra’iisul Wasaaraha ka yahay Abiy Axmed.
...
Wednesday, November 18, 2020
-
Wiil Soomaali Ah Oo Si Xun Loogula Dhaqmay Magaalada Manchester
London(Berberatoday.com)-Maamulka Jaamacadda Manchester shaqada ka joojiyay askar ka tirsan ilaaladooda oo lagu eedeeyay “inay cunsurinnimo kula dhaqmeen” arday.
Tallaabadan ayaa timid kaddib markii baraha bulshada lasoo ga...
Wednesday, November 18, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|