-
Xukuumadda Oo Ka Hadashay Sababaha Somaliland Uga Mid Noqotay Dalalka Adduunka Ugu Laydh Qaalisan
“Caalamka waynu ugu qaalisanahay Laydhka, Sababtuna waa waxa laga dhaliyo..” Wasiirka Macdanta iyo Tamarta
Hargeysa(berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Sababaha Aabbaha u ah Qiimaha Qaaliga ah ee Laydhka ...
Thursday, November 12, 2020
-
Dibadbaxyo Lagu Taageerayo Dagaalka Ethopia Kula Jirto Gobolka Tigrayga Ayaa Ka Dhacay Jigjiga”Daawo Muuqal
Jigjiga(Berberatoday.com)-Dibadbaxyo Lagu Taageerayo Dagaalka Ethopia Kula Jirto Gobolka Tigrayga Ayaa Ka Dhacay Jigjiga"Daawo Muuqal
https://youtu.be/S1gWM8DV-fU
Berberatoday.com...
Thursday, November 12, 2020
-
Mujaahid Cabdi Ibraahim Ilameereyso Oo Kawaramay Waxyaabaha Cajab Galiyay Uu Ku Arkay Berbera Uu Kusuganyahay”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Mujaahid Cabdi Ibraahim Ilameereyso Oo Kawaramay Waxyaabaha Cajab Galiyay Uu Ku Arkay Berbera Uu Kusuganyahay"Daawo Muuqal
https://youtu.be/rpL-IpPHC1k
Berber...
Thursday, November 12, 2020
-
Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Ganacsatada Berbera Ugu Soo Bandhigtay Barnaamij Loogu Magac Daray Khadka Cagaaran Oo Qaab Cashuureedka Badecadaha Fududeynaya”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Ganacsatada Berbera Ugu Soo Bandhigtay Barnaamij Loogu Magac Daray Khadka Cagaaran Oo Qaab Cashuureedka Badecadaha Fududeynaya"Daawo Muuqal
https://youtu.be/SnOy0zIwR8...
Thursday, November 12, 2020
-
Prof Cabdi Ismaaciil Samater Oo Layaab Ka Muujiyey Dagaalka Siyaasadeed Xamar Kaga Socda Dadka Somaliland Ka Soo Jeeda!
USA(Berberatoday.com)-Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonyannada reer Somaliland ee aaminsan Mabda’a Soomaali-weyn ayaa markii ugu horraysay Rejo-xumo ka muujiyey midnimo dhex marta Somaliland iyo Soomaaliya, taasi oo hor...
Thursday, November 12, 2020
-
Raysal-wasaare Ku-xigeenka Somaliya Oo Sheegay Inuu Somaliland Iman Karo, Balse Uu Amniga Tixgelinayo “
“Haddii Aragtida Muuse Biixi Tahay Aynu ku Oodnaano Laba Nuux, Dumbuluq Iyo Agagaarkeeda Oo Intaas Uun Baa Caalamkii Inoo Ah…”Raysal-wasaare ku-xigeenka Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Raysal-wasaare ku-xigeenka Daw...
Thursday, November 12, 2020
-
Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Xukuumada Soomaliland.
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cag jar ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday xukuumada Somaliland oo magaalada jig jiga kaga qaybgalay shir ay wada halaayeen...
Thursday, November 12, 2020
-
Wareegto Kasoo Baxay Komishanka Korontada Iyo Awaamiir Culus Oo Ay Dul Dhigtay Shirkadaha Laydhka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wareegto kasoo baxay xafiiska gudida korontada jsl ee dhawaan madaxwayne biixi magacaabay ayaa soo saaray awaamiir culus oo la xidhiidha shirkadaha laydhka, khilaafyada udhexeeya,halka ay mariyanayaan xa...
Thursday, November 12, 2020
-
Qaar Kamid Ah Ciyaartoygii Hore Ee Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Ganaaxa”Daawo Muuqal Lagu Soo Rogay Xulka Gobolka Togdheer.
Burco(Berberatoday.com)-Qaar Kamid Ah Ciyaartoygii Hore Ee G, Togdheer Oo Ka Hadlay Ganaaxa"Daawo Muuqal
https://youtu.be/7UqcKbZGRqU
Berberatoday.com...
Thursday, November 12, 2020
-
Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha G, Sool Oo Ka Warbixiyay Xaalada Caafimaad Ee Goolhaye Yuusuf Lambasa Oo La Dhigay Cisbitaalka Haldoor”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Goolhayihii Xulka Gobolka Sool Yuusuf Yacquub “Lambaza” Ayaa Xaalad caafimaad loo dhigay cisbitaalka haldoor ee magaalada hargaysa kadib markii ciyaartii shalay ee dhexmartay xulalka daad madheedh iy...
Thursday, November 12, 2020
« Previous Page — Next Page »