|
Warar
-
Dabaal Dagyo Kasocda Magaalooyinka Waaweyn Ee Dalka Azerrbaijan Kadib Markay La Wareegeen Maamulka Iyo Mulkiga Magaalada Nagorno Karabash Oo Armenia Ay Isku Haysteen
Dabaaldegyo balaadhan ayaa ka socda Magaalooyinka waawayn ee Azerbaijan, kadib markii ay dagaal socday in ka badan 40 maalmood ay kaga guulaysteen Armenia kana qabsadeen gonolka Nagorno karabakh, oo soddon sano ka hor ay qabsata...
Wednesday, November 11, 2020
-
Xogahayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi Oo Shirkada Website-yada Sameysay Ee Ilays INC Uga Mahad Naqay Website Heerkiisu Sareeyo Ay Usamaysay Xisbiga Waddani”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xogahayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi Oo Shirkada Website-yada Sameysay Ee Ilays INC Uga Mahad Naqay Website Heerkiisu Sareeyo Ay Usamaysay Xisbiga Waddani"Daawo Muuqal
https://youtu....
Wednesday, November 11, 2020
-
Xubnaha Ugu Sarreeya Jamhuuriyiinta Oo Ku Taageeray Madaxweyne Trump Dacwadaha Uu Ka Gudbiyay Doorashada Mareykanka.
Washington DC(Berberatoday.com)-Xubnaha ugu sarreeya Jamhuuriyiinta ayaa ku taageeray madaxweyne Donald Trump, dacwadaha uu ka gudbiyay tirinta codadka qaar ka mid ah gobollada lagaga guuleystay, doorashadi madaxtinimo ee horraant...
Wednesday, November 11, 2020
-
Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Dhexmaryasa Xulalka Gobolada Xaysimo Iyo Gabiley
Hargeysa(Berberatoday.com)-Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Dhexmaryasa Xulalka Gobolada Xaysimo Iyo Gabiley
https://youtu.be/Y4bOCTlwZFs
Berberatoday.com...
Wednesday, November 11, 2020
-
Waa Kuma Joe Biden Oo 50 Sanno U Xusul Duubna Madaxtinimada Maraykanka?
USA(Berberatoday.com)-Joe Biden waa ninka tartanka adag la galay Donald Trump, wuxuu ahaan jiray madaxweyne ku-xigeenkii hore ee dowladdii Obama, siddeedii sano ee hoggaanka Mareykanka uu hayay.
Waa musharax ka tirsan Xis...
Wednesday, November 11, 2020
-
Tirada Askar Ciidanka Soomaaliya Ka Tirsan Oo Lagu Laayey Duleedka Dhuusa-mareeb
Dhuusamareeb(Berberatoday.com)-Laba Askari ayaa dhintay, siddeed kalena wey ku dhaawacmeen, ka dib markii qarax lagula eegtay deegaanka Mil-dhaqo oo 15km koonfur ka xiga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud.
Aska...
Wednesday, November 11, 2020
-
Faah Faahinta Dab Ka Kacay Guryo Ku Yaala Magaalada Wajaale Iyo Khasaaraha Hantiyeed Ee Ka Dhashay.
Wajaale(Berberatoday.com)-Waxaa maanta galinkii danbe ka qabsaday afar ku guri oo kuyaala xaafadaha magaalada wajaale kaasi oo sobobay khasaare hantiyeed oo ay ku shuf beeleen qaarkamid ah guryihii uu dabku qabsaday.
...
Wednesday, November 11, 2020
-
Somaliland Iyo Itoobiya Oo Magaalada Jig Jiga Uga furmay Shir Lagaga Arinsanayo Ka Hortaga Ganacsiga Sharci Darada Ah Ee Duur Joogta.
(Berberatoday.com)-Wufuud ka kala socotay Somaliland iyo ismaamulka Dawlad Deegaanka Iyo Xubno ka socday Dwlada fadaraalka Ee itoobiya ayaa waxaa shir lagaga wada tashanayo ka hortaga ganacsiga sharci darada ee duur joogtu uga f...
Wednesday, November 11, 2020
-
Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Sheegtay In Go’aanka Lagu Joojiyey Gaadiidka Vitz-ku Yahay Mid Soconaya Muddo Kooban
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay Go’aan ay ku mabnuucday In dalka la keeno Gaadiidka yaryar ee Dadweynuhu u yaqaano Tukhaanka (Vitz), go’aankaasi oo ay Toddobaadkii hore soo saareen G...
Tuesday, November 10, 2020
-
Afhayeenka TPLF Oo ka Hadlay dagaaladii Udanbeeyay Ee Dhexmaraya Dawlada Fadaraalka Iyo Diyaarad Ay Kasoo Rideen,
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Afhayeenka Ururka TPLF Getachow Rada ayaa habeenimadii xalay mar uu ka hadlayay Warbaahinta degaanka Tigray ayaa sheegay in shalay ay soo rideen ciidamada degaanka Tigray diyaarad doonaysay inay duqay...
Tuesday, November 10, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|