|
Warar
-
Laba Kamid Ah Ciyaartoyga Xulka Gobolka Badhan Oo Maalintii Shalay Lagu Dhaawacay Garoonka Hargeysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maalintii shalay ayay ahayd markii garoonka hargaysa stadium ciyaar adagi ku dhex martay xulalka gobolada Badhan iyo Hawd doo wakhtigii loogu talo galay isku marin waayay
Hadaba Wasaarada ciyaaraha So...
Tuesday, November 10, 2020
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Amray In La Raro Kaantaroolada Gobolada Maroodi Jeex Iyo Hawd.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa soo saaray Wareegto uu ku Amrayo Maamulada Gobolada maroodi jeex, hawd Iyo maayarada degmooyinka hargaysa iyo farowayne ku wargaliyay in a...
Tuesday, November 10, 2020
-
Somaliya”Hooyo Iyo Carruur Ay Dhashay Oo Lagu Dilay Degmada Warshiiq Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warshiiq(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya degmada Warshiiq ee gobolka Shabeellaha Dhexe ee dalka Soomaaliya, gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Fillo-dheer, ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ku dileen hooyo iyo laba carr...
Tuesday, November 10, 2020
-
Midowga Africa Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Socda Gobolka Tigreega Ee Itoobiya.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Midowga Afrika ayaa ku baaqay in xabad joojin looga dhawaaqo gobolka Tigray halkaas oo ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka ku dagaallamayay muddo ku dhaw toddobaad.
Guddoomiyaha guddiga Midowga Af...
Tuesday, November 10, 2020
-
Warbaahin Caalamiya Oo Sheegtay In Somaliland Door-bidayso Inay xidhiidh La Yeelato Isreal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbaahinta Dunida badhkood ayaa Saadaaliyey inay Suurto-gal tahay in Somaliland heshiis Diblumaasiyadeed la gasho isla-markaana ay aqoonsato Dawladnimada Isreal.
Warbaahinta qaarkood ayaa sheegay...
Tuesday, November 10, 2020
-
Duuliye Axmed Dheere Iyo Xaquuqda Aadamaha – Qalinka Aadam Muuse Jibriil
Xuquuqda Aadamahu waxay ka kooban tahay mabaad’i dhawr ah oon sina u kala go’i Karin, oo dhammaantood ka dhashay xaqa Adamuhu u leeyahay nolosha, iyo kuwa kale ee ku xidhan nolosha, sida xuquuqda siyaasadda, tan dhaqaalaha, ta...
Tuesday, November 10, 2020
-
Guddiga Qandaraasyada Oo Furay Tartan Loo Galayo Dhismaha 26 Dugsi Oo Laga Hirgelinayo Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay Mashaariic fulintooda ay u tartamayaan shirkado tiradoodu boqol ku dhow dahay, kuwaas oo xukuumaddu ka hirgelinayso dalka.
Mashaarii...
Tuesday, November 10, 2020
-
Siyaasi Ismaaciil Bubaa Oo Ka Hadlay Shir Beelaha Dir Uga Qabsoomay Nairobi Iyo Siyaasiyiin Ka Dhex Muuqday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof ismaaciil hure buubaa oo kamid siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay shir dhawaan beelaha dir uga qabsoomay magaalada nairobi iyo dareenada ka dhashay siyaasiyiin ka socday somaliland iyo som...
Tuesday, November 10, 2020
-
Xidhiidhka Kubada Kolayga Oo Muddo Laba Sanno Ah Ciyaaraha Ka Joojiyay Tababaraha Xulka kubbada Koleyga Ee Gobolka Gabiley,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xidhiidhka kubada kolayga ee wasaarada ciyaaraha Somaliland ayaa ganaax iyo anshaxmarin ku fuliyay tababaraha xulka gobolka gabiley ee kubada kolayga iyagoo ku eedeeyay in uu kumkaay falal ka baxsan an...
Tuesday, November 10, 2020
-
Guul Laga Gaadhay Tallaalka Sadhada COVID-19 Ee Dunida Saameeyey Oo Daaha Laga Qaaday
New York(Berberatoday.com)-Shirkadda dawooyinka ee Pfizer, ayaa sheegtay in tallaal lagaga hortago cudurka COVID-19 oo ay ka shaqeyneysay uu wax ku ool yahay 90%, sida lagu ogaaday natiijada tijaabo horudhac ah oo la sameeyey.
...
Tuesday, November 10, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|