Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Maraykanka Joe Biden.
Taariikhdu Markii Ay ahayd 4 july 1776kii ayaa 13 Mustacmaradood oo dalka ingiriisku haystay ay ka qaateen Xornimadoodii oo ay ku dhawaaqeen in noqonayaan dalka Maanta la yidhaahdo gobolada midoobay ee maraykan ( USA ) , Xiligaasi...