|
Warar
-
Madaxweyne Biixi Oo Amray In La Joojiyo Baabuurta Vits Iyo Madaxweynaha Tanzania Oo Wasiiradiisa Ku Amray Inay Isticmaalaan Baabuurtan Ay Somaliland Mamnuucayso
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha wasiirada Somaliland ayaa go’aamiyay in la joojiyo gaadiidka Vitz loo yaqaan ee yaryar oo ay wasiiradu ku tilmaameen gaadiid aan manfac u lahayn bulshada.
Shirkii golaha wasiirada ee kham...
Sunday, November 8, 2020
-
Maxaa Ay Saameyn Ku Yeelan Karaan Dagaalka Tigray Iyo Dawlada Ethiopia Gobolka Geeska Africa Iyo Guud Ahaan Qaarada Africa?
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Gobolka Geeska Africa waa mid ay Daashadeen colaado iyo dagaalo ilaa taariikhda inta la Garanayoba , dagaaladaasi oo ahaa qaar diimeed , qaar Qoomiyado , qaar dhul iyo waliba qaar nidaamyadii dawlad...
Sunday, November 8, 2020
-
Codadka Uu Joe Biden Ku Hogaaminayo Pennsylvania Iyo Georgia Oo Kordhay
Washington DC(Berberatoday.com)-Musharaxa xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden ayaa ku hogaaminaya madaxweynaha Mareykanka Donald Trump codadka la tirinayo ee gobolka Pennsylvania, isagoo haatan ku hoggaaminaya ilaa 29,000 oo cod, waxaa...
Saturday, November 7, 2020
-
Wararki Udanbeeyay Ee Doorashada Mareykanka 2020 Iyo Wadnaha Oo Farta Lagu Hayo!
Washington(Berberatoday.com)-Qofna wali kuma guuleysan doorashadi madaxtinimo ee Talaadadi ka dhacday dalkan Mareykanka, sababo la xiriira tirinta codadka lagu soo diray boostada oo wali ka socoto ilaa shan gobol oo aad muhiim u a...
Saturday, November 7, 2020
-
Xubno Kasocda Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka Somaliland Oo Kormeera Kutagay Saldhigyada Booliska, Maxkamadaha Iyo Xabsiga Berbera”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Xubno Kasocda Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka Somaliland Oo Kormeera Kutagay Saldhigyada Booliska, Maxkamadaha Iyo Xabsiga Berbera"Daawo Muuqal
https://youtu.be/2sjOkLkAg54
...
Saturday, November 7, 2020
-
Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Booqasho Ku Yimid Magaalada Saylac Iyo Ceelasha Milixda Ee Toqoshi”Daawo Muuqal
“Saylac Waxaanu Unimidnay In Aanu Ka Dhisno Deked Kaluumaysi”Waftiga Jabuuti.
Saylac(Berberatoday.com)-Wafti ka socda Dekedaha Jabuuti Iyo Aaga Ka Caagan cashuuraha Oo ay Weheliyaan Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Jabu...
Saturday, November 7, 2020
-
Culimada Waa Weyn Ee Somaliland Oo Kulan Loogu Magac Daray “Hiilka Nebi Muxumed NNKH” Ku Qabtay Magaalada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah Culimada waawayn ee Somaliland ayaa ulan loogu magacdaray Hiilka Nabi muxumed NNKH Ku Qabtay Magaalada Hargaysa Kaasi Oo Lagaga falcelinayay dhaleecayta iyo afgalaadada ay madaxmwaynaha fara...
Saturday, November 7, 2020
-
Dawlada Jabuuti Oo La Sheegay In Ay Itoobiya Dib Ugu Celisay Saraakiil Ciidan Oo Magangalyo Waydiistay, Kana Soo Jeeday Ismaamulka Tegray! D
Dawlada Jabuuti Oo Dalkeeda ka Masaafurineysa 16 Askari Oo Itoobiyaan Ah.
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dowladda Jabuuti ayaa dalkeeda ka Musaafurineysa ilaa 16 Askari oo Itoobiyaan ah, kuwaa oo sida La Sheegay gacan saar dhaw la l...
Saturday, November 7, 2020
-
Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Dhexmaraysa Xulalka Daadmadheedh Iyo Sanaag
Hargeysa(Berberatoday.com)-Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Dhexmaraysa Xulalka Daadmadheedh Iyo Sanaag
https://youtu.be/qsjKopuXM0Y
Berberatoday.com...
Friday, November 6, 2020
-
Musharax Xasan Ogaal Oo Deeq Biyo Macaana Gaadhsiiyay Kaamka Baracayaasha Mandheera”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Musharax Xasan Ogaal Oo Deeq Biyo Macaana Gaadhsiiyay Kaamka Baracayaasha Mandheera"Daawo Muuqal
https://youtu.be/DxceW9ObtYM
Berberatoday.com...
Friday, November 6, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|