Mushkilad Hor Leh Itoobiya Saameynta Natiijada Dimuqradiga Mareykanka
Inantan ama islaantan waxa la yidhaahdaa Susan Rice. 30kii sanno ee u dambeeyay waxa ay ka mid ahayd shaqsiyaadka dejiya siyaasadda Xisbiga Dimuqraadiga ee waddanka Maraykanka. Susan iyada oo 29 sanno jirta ayaa ay ka soo muuqat...