-
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamo Ka Gaadhay Gaadiidka Gurran Ee Dalka Laga Istcimaalo Iyo Soo Dejinta Gaadiidka Yaryar Ee Vitz-ta.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii 66aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ay ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Bi...
Thursday, November 5, 2020
-
Wasiirka Deegaanka Oo Ka Hadashay Xayawaan Dad Ku Dhaawacay Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada deegaanka shugri xaaji Ismaaciil bandare ayaa ka hadashay 3sedex qof oo xayawaano ku dhaawaceen deegaano katirsan gobolka gabiley oo aan wali si sax loo aqoonsan nooca uu yahay.
...
Thursday, November 5, 2020
-
Masuuliyiinta Gobolka.Degmada Berbera Iyo Madaxda Shirkada DP World Oo Xadhiga Kawada Jaray Mashaariic Shirkada Dekeda Maamushaa Ka Hirgalisay Cisbataalka Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Gobolka.Degmada Berbera Iyo Madaxda Shirkada DP World Oo Xadhiga Kawada Jaray Mashaariic Shirkada Dekeda Maamushaa Ka Hirgalisay Cisbataalka Berbera
https://youtu.be/I0JnSFJnLjg
...
Thursday, November 5, 2020
-
Madaxwaynaha DDSI Oo Ka Hadlay Xaalada Colaadeed Ee Ka Dhex Qaraxday Dawlada Fadaraalka Iyo Ismaamulka Tigreega.
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) ayaa ka hadlay dagaalka ay dawlada dhexe ee itoobiya kusoo qaadeen ismaamulka tigreyga ee TPLF.
Sidoo kale M...
Thursday, November 5, 2020
-
Mulkiilayaasha Warshadaha Roodhida Soosaara Ee Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Qimiihii Lagu Iibsan Jiray Roodhida Kor Uqaaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shir Doceedyo Maalmihii u danbeeyay bishii Hore ee tobnaad Ay yeesheen Mulkiilayasha warshadaha Roodhida ee Magaalooyinka Hargaysa,gabiley,wajaale iyo Boorama ayaa lagu soo gunaanaday in sare loo qaado q...
Thursday, November 5, 2020
-
Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Shaaciyay Jidwalka Diwaan Galinta Codbixiyayaasha Iyo Sida Ay Ukala Horeeyaan Gobolada Dalku!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraal Uu kasoo baxay xarunnta Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo uu ku sexeexan yahay Gudoomiyaha komishanku ayaa lagu shaaciyay wakhtiga ay bilaabayso diwaan galinta codbixiyayaashu iyo ...
Thursday, November 5, 2020
-
Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Dhexmaraysa Buuhoodle Iyo Maroodijeex
Hargeysa(Berberatoday.com)-Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Dhexmaraysa Buuhoodle Iyo Maroodijeex
https://youtu.be/TD7m_rwV3eI
Berberatoday.com...
Thursday, November 5, 2020
-
Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Cadaalada Somaliland Xuseen Lucky Oo Xil Looga Magacaabay Xukumada Farmaajo
Muqdisho(Berberatoday.com)-Agaasimaha hore Wasaarada cadaalada S.land Mudane Xuseen Maxamuud(Xuseen Lucky)ayaa loo magacaabey gudida xalinta khilaafadka doorashooyinka heer federal Somaliya, mudo 2sano ka hor ayaa Hussein lucky ...
Thursday, November 5, 2020
-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Dhaqan Galiyay Xeerka Diwaan Galinta Codbixiyayaasha
XEER MADAXWEYNE: 04 /11/2020
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XM/249-574/112020, uu ku dhaqan-geliyey maalinta la bilaabayo Diiwaan-gelinta C...
Wednesday, November 4, 2020
-
Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Dhexmaraysa Xulalka Gobolada Togdheer Iyo Gabiley
Hargeysa(Berberatoday.com)-Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Dhexmaraysa Xulalka Gobolada Togdheer Iyo Gabiley
https://youtu.be/Fc2pOQ_5X_Q
Berberatoday.com...
Wednesday, November 4, 2020
« Previous Page — Next Page »