-
Dembiyada Somaliland Ka Dhacay Sannadka 2020-ka Oo Boolisku Soo Bandhigay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa maanta oo ay ku beegnayd 27-guurada ka soo wareetay markii la aasaasay 3-dii November 1993-kii, waxay soo bandhigeen tirada dembiyada ka dhacay dalka sannadkan aynu ku ...
Wednesday, November 4, 2020
-
Madaxweynaha Somaliland Iyo Ergayga Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Oo Khadka Telefoonka Kuwada Xidhiidhay Iyo Arimaha Ay Wada-hadleen!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Ergayga Qaramada Midoobay Danjire James Swan ayaa la sheegay inay Isniintii Shalay Telefoonka ku wada-hadleen.
Ma Jiro War Rasmiya oo ay labada dhinac ka...
Wednesday, November 4, 2020
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Dalacsiiyey 85 Sarkaal Oo Ciidammada Millateriga Ka Mid Ah!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dallacsiiyey 85 Sarkaal oo ka mid ah Ciidammada Milletariga.
Saraakiishiishan oo uu Derajooyinkooda ku taxay Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka ...
Wednesday, November 4, 2020
-
Raysal wasaare Abiy Axmed Oo Amray In Weeraro Ismaamulka Tigreega
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa amar ku siiyay millatariga dalkiisa in ay gutaan waajibadkooda ah in dalka iyo dadka la badbaadiyo, islamarkana ay tallaabo ka qaadaan gobolka Tigreeda ...
Wednesday, November 4, 2020
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Ciyaaraha Gobolada Somaliland Xulka Gobolka Saaxilna Hambalyo Udiray”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Ciyaaraha Gobolada Somaliland Xulka Gobolka Saaxilna Hambalyo Udiray"Daawo Muuqa
https://youtu.be/1_vft87nH7g
...
Wednesday, November 4, 2020
-
Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Dhexmaraysa Xulalka Gobolada Awdal Iyo Selal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Toos Halkan Uga Daawo Muuqalka Ciyaarta Dhexmaraysa Xulalka Gobolada Awdal Iyo Selal
https://youtu.be/YXSzyDHd3hg
Berberatoday.com...
Wednesday, November 4, 2020
-
Ilhan Cumar Oo Markale Guul Weyn Ka Gaadhay Doorashada Dalka Mareykanka (Warbixin)
Washington(Berberatoday.com)-Ilhan Cumar oo gabar Soomaali ah, kana tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa markale guul taariikhi ah ka soo hoyday doorashada dalkaasi.
Ilhaan oo la tartantay musharraxa ka socday Xisbiga...
Wednesday, November 4, 2020
-
Wararkii Udambeeyey Ee Doorashada Mareykanka Iyo Trump Oo Guul Sheegtay
New York(Berberatoday.com)-Waxaa weli socota tirinta codadka doorashada wadanka Mareykanka oo ay si weyn ugu tartamayaan Donald Trump iyo Joe Biden.
Trump oo goor dhow wariyeyaasha kula hadlay dhismaha Aqalka Cad ay...
Wednesday, November 4, 2020
-
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukun 5 Sano ah, Ganaax Iyo Xayiraad Ku Riday Mulkiilaha Astaan Cable.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ayaa maanta go’aan ka soo saartay dacwado loo haystay Mulkiilaha Astaan TV Cabdi Manaan Yuusuf.
Mulkiilaha Astaan TV Cabdi Manaan Yuusuf ayay maanta maxkamadu ku x...
Wednesday, November 4, 2020
-
Duqa Degmada Berbera Cabdishakur Cidin Oo Ciyaartii Galabta Ee Saaxil Iyo Daad Madheedh Dhexmaraysay Ka Hor Dareenkiisa Cabiray”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Duqa Degmada Berbera Cabdishakur Cidin Oo Ciyaartii Galabta Ee Saaxil Iyo Daad Madheedh Dhexmaraysay Ka Hor Dareenkiisa Cabiray"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Ej_AWKTf28M?t=47
&n...
Tuesday, November 3, 2020
« Previous Page — Next Page »