-
Dowladda Norway Oo Xanibaadii Ka Qaadday Masaajidka Tawfiiq
Oslo(Berberatoday.com)-Dowladda Norway ayaa xanibaadii ka qaadday masaajidka Tawfiiq, oo muddo dheer ay maamulkiisa isku haystaan laba kooxood oo Soomaali ah oo mid walbaa uu sheeganayo maamulka saxda ah.
Khilaafka ayaa salka...
Sunday, October 11, 2020
-
Dil Argagax Leh Oo Ka Dhacay Gudaha Masaajid Ku Yaalla Soomaaliya
Gaalkacayo(Berberatoday.com)-Dil qorsheysan oo xalay ka dhacay waqooyiga gudaha masaajid ku yaalla magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Dilka oo ay fuliyeen rag ku hubeysan Bastoolado ayaa waxaa loo geystay wiil dhalin...
Sunday, October 11, 2020
-
Israa’iil Oo Kumanaan Yuhuudda Itoobiya Ah U Qaadaysa Deegaanadeeda.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Israa’iil waxay qorshaynaysaa in ay Itoobiya ka qaado in ka badan 2000 oo ka mid ah Itoobiyaanka Yuhuudda ah ee ku dhaqan gudaha Itoobiya.
Raysalwasaaraha Israa’iil ayaa dhi...
Sunday, October 11, 2020
-
“Hebeladii Ku Caan Baxay Run-Sheegnimada Sanadka Waxa Inaga Baxay, Laba Nin Oo Cul-culus”Siyaasi Cali Guray “
“UMMAD YAHAY TIRAA KAA GEDMANE WAX ISU GEYGEYSO
Hebeladii Ku Caan Baxay Run-sheegnimada Sanadka Waxa inaga baxay laba nin oo culculus waa Marxuum Cali Khaliif iyo Xasan Guure labadaba Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo...
Sunday, October 11, 2020
-
Madaxweynaha Somaliland oo Duray Golayaasha Guurtida iyo Wakiillada, Kana Hadlay Tayeynta Wax Walba
Madaxweyne Muuse Biixi: “Gole 15 sano iska fadhiyey Sharciga ay Sameeyaan Sharci maaha, Guurtiduna 30 Sano inuu iska Fadhiyo maaha..”
Boorama(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay muhii...
Sunday, October 11, 2020
-
Sheekh Dirir Oo Bulshada Ku Baraarujiyey Arrimaha Qofka Diintiisa Islaamka Ugu Sugmayso.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa uga digay dhalinyarada iyo dadka islaamka inay iska ilaaliyaan fitnada shahwada, hamada iyo jinsiga, baraha bulshada iyo meelaha waxyaalaha xunxun baahiya aad ayey ugu ...
Sunday, October 11, 2020
-
Safiirkii Hore Ee Imaaraatka Somaliland Ufadhi Jiray Ambasador Xasan Yasin Hirad Oo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xisbiga Kulmiye Ku Bogaadiyay Caydhinta Golaha Dhexe Laga Saaray Xubno Door Mihiima Ka Qaatay Faashilka Mashaariicdii Imaaraatka Ee Somaliland Laga Fulin Lahaa Iyo Baaq Uu Udiray Imaaraatka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirkii hore Imaaraadka ufadhi jiray Somaliland Ambasado Xasan Yassin Hirad ayaa kubogaaiyay Xisbiga Kulmiye kasaarista ay Golaha Dhexe kasaareen Rag badan oo qayb ka ahaa fashilka ...
Saturday, October 10, 2020
-
Aas Qaran Oo Muqdisho Loogu Sameeyay Marxuum Cali Khaliif Galaydh”Daawo Muuqal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Aas Qaran Oo Muqdisho Loogu Sameeyay Marxuum Cali Khaliif Galaydh"Daawo Muuqal
https://youtu.be/e0hN7EI1IV8
Berberatoday.com...
Saturday, October 10, 2020
-
Magacyada 241 Xubnood Oo Kamid Ah Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo La Shaaciyay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulmiye ayaa shaaciyay magacyada 241xubnood oo kamid golaha dhexee ee lagu soo doortay shirwaynihii afraad ee xisbiga kuwaasi oo ka koobnaa 280xubnood
Sidoo kale 39xubnood oo kamid ah golaha dhexe xis...
Saturday, October 10, 2020
-
Daawo Muuqaalka”Madaxwayne Biixi Iyo Sidii Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama.
Borama(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo ugu baxay gobollada Galbeedka dalka, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada ...
Saturday, October 10, 2020
« Previous Page — Next Page »