-
“Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin, Waxa Ay Noqdeen Laba Nin Oo Kaligood Ku Dheelaya Gegi Looga Caagay”Waxa Qoray Ahmed-xiis Dharban
Siyaasadda ‘One-Horse Race’ ee Somaliland
“Meel hoose ayaan siyaasadda kasoo fantay” waxa mar walba ka hormara nasiibka ama waxa ay Reer Hawdku u yaqanaan ‘burjiga’. Maanta wixii ka horrayey, wasiir Saajin in lo...
Friday, October 2, 2020
-
Warbixin Maxay Tahay Sirta Ka Danbaysay In Cabdi Hani Fanka Ka Baxo’ Maxaadse Ka Taqaanaa Tariikhdii”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbixin Maxay Tahay Sirta Ka Danbaysay In Cabdi Hani Fanka Ka Baxo' Maxaadse Ka Taqaanaa Tariikhdii"Daawo Muuqal
https://youtu.be/Ju-2jw75Tz8?t=325
Berberatoday.com...
Friday, October 2, 2020
-
Dowladda Soomaaliya Oo Muqdisho Ku Xidhay Ganacsato Xidhiidh La Sameeyey Al-Shabaab
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ciidamada ammaanka ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan Muqdisho ku xidhay ganacsato iyo gaadiidley lagu tuhmayo in ay xidhiidh la lahaayeen ururka Al-Shabaab.
Ganacsatada xidhan oo u badan k...
Friday, October 2, 2020
-
Isticmaalka Ereyga Insha Allah Oo Qabsadday Baraha Bulshadda
Washington(Berberatoday.com)-Qaar kamid ah dadka isticmaala baraha bulshada ayaa si weyn u hadal haya ereyga ‘Inshaa Allah’ ee u isticmaalay musharraxa madaxtinimada ee xisbiga dimuqraadiga ee Mareykanka Joe Biden mar uu dood ...
Friday, October 2, 2020
-
Somaliland Oo Bilaabaysa Qorshe Adeeg Caafimaad Loogu Raadinayo Shaqaalaha Dawladda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa daah-furtay cilmi-baadhista addeega caafimaadka shaqaalaha dawladda.
Waxaana munaasibaddaas ka qeyb-galay Wasiirrada Wasaaradaha Xidhiidhka gollayaasha...
Friday, October 2, 2020
-
Afhayeen Uhadlay Koox Faneeda Xidigaha Geeska Oo Xaqiijiyay In Fanaan Cabdihani Xaashi Cabdillahi Fanka Ka Baxay Joojiyayna Heesaha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Midkamid xubnaha fanaaniiinta xidigaha geeska ayaa kahadlay wararka sheegaya in fanaanka cabdihani xaashi oo ka fadhiisanayo fanka
Masuulkan ku hadlayay afka xidigaha geeska ayaa xqiijiyay in Cabdi Ha...
Friday, October 2, 2020
-
“Maxay Iiraan U Taageertay Armeeniyada Kiristanka Ah, Ee Ay Uga Hortimi Azerbajan Oo ah Muslim Shiica Ah?Siyaasi Cali Mareexaan.
Su’aashaasi dad badan oo caalamka ah ayey ka wareerisay waxayna u baahan tahay in laga jawaabo.
Sida la ogyahay labadaa dal ee jaarka ah waxaa u dhexeeya colaad guun ah oo diin, dhul iyo taariikhba leh. waxaa dagaalo culusi d...
Friday, October 2, 2020
-
Madaxwayne Muuse Biixi Oo Tacsi Udiray Qoyska Reer Cabdi Malow Uu Ka Geeriyooday Marxuum Maxamuud Cabdi Malow
TACSI MADAXWEYNE
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dira...
Friday, October 2, 2020
-
Arsenal Oo Iska Xaadirisay Wareega Sideed Dhamaadka Ee Carabao Cup Kadib Gool Ku Laad Ay Liverpool Kaga Badisay
Liverpool(Berberatoday.com)-Arsenal Oo Iska Xaadirisay Wareega Sideed Dhamaadka Ee Carabao Cup Kadib Gool Ku Laad Ay Liverpool Kaga Badisay
https://youtu.be/DjRAQHVJj8c
Berberatoday.co...
Friday, October 2, 2020
-
Daawo Muuqalka”Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Dr Maxamed Cabdi Gaboose Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Dr Maxamed Cabdi Gaboose Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay!
https://youtu.be/2SrLq8UgimQ
Be...
Thursday, October 1, 2020
« Previous Page — Next Page »